Warqadi marka banaanka la soo saaray ayay N&N xanaaqeen oo qaylo badan ka sameeyeen waana la badalay.
Shikri uu Farmaajo isagu yeeray ee maamul goboleedyada waxaa loo wareejiyay Garoowe haddii aan wax is badalin. Saciid Dani ayaa hadda laga sugayaa jadwalka kulanka. Lama yaqaano wali waxa Galmudug oo lagu waday loogu diiday ama ugu yaraan magaalda GLK inay labada dhinac martigaliyaan waxay muujinaysaa isdhiibida Farmaajo waaba ka sii darey
Xog cusib ayaa sheegaysa in Yamamoto uu rabay hadii Farmaajo aqoonsan waayo maamulka JL oo warqadda laga waayo in uu process ka Cabdi Xaashi la wareego waxi ka soo baxana la sharciyeeyo saa darteed uu u sheegay inuu ka sugaayo jawaab intuusan shirka cabdi Xaashi qabanayo aadin.
maalmahan aadaan siyaasada u taabacayay gonna take little break maadama horumar siyaasadeed oo wayn lagaarey. hal mid ogaada maanta majorityga FMS waxay gaaraan ayaa soconaya oo ah doorasho xiligeeda ku dhacda oo indirect election ah N&N daaqadey ka baxday Face saving lee meesha u joogaan.
