


Jihaadku markuu biloowday
Markeey Jabhaddu gadoodeen
Markii Xamar galab la jiiray
Markeey Madaxtooyo joogtay
Afweyne markuu ka jiitay Jecliyaa.
dadweyne markuu jidbooday
Markii jiibta leeysu dhiibay
Markii Jaanta leeysku qaaday
Jecliyaa, Jecliyaa.
Markii Jilib lagu hardamay
Jamaame markii la dhaafay
Kismaayo markii la joogay
Jecliyaa jecliyaa jecliyaa.
Afweyne Jacdii la saaray
Araare Jabkii ka gaaray
Jecliyaa, Jecliyaa
Markeey hadba xero jejebiyeen
Markii lagu jaha wareeray
Markeey Jowhar soo maraayeen
Jecliyaa, JECLIYAA. Happy 1 luulyo wa in fikir iyo isir faqashta meelkasto somali degta laga saaro si nabad iyo barwaaqo loo helo. Waliba ka imika farmacheeska madaxtoyada isuku qarinya oo sanad raba ino ku darsado wllhy tuhma wllhy lagama yeelayo.