Page 1 of 1

Kheyre shared his secrets with three officials

Posted: Mon Jul 06, 2020 5:44 am
by sahal80
Sadex masuul ayaa laga soo xigtay in Kheyre sidaan ku dhahay.



Cabdi xaashi; markuu gadoodka sameeyay ayaa waxaa uu Farmaajo soo diray Khayre si uu Cabdixaashi ula soo hadlo. Cabdixashi ayuu la hadlay markuu dareemay inuu Cabdixaashi ay mowqif ka tahay arrintaan, Khayre ayaa ku yiri adeer waa saxantahay anigana waa ku garab taaganahay howshaada sii wad waxaan kuu maleeynaayay in wali Farmaajo la jirto oo wax yar uun ku kala boodsantihiin. Cabdixaashi was shocked! he told this to....isagoo leh "Inanka yar waaba khaain, waa ninkii uu Farmaajo ii soo diray oo waliba u soo dirsaday maslaxada oo anigii haddane i leh hore u sii soco mowqifkaada ku adkeeyso"

2- Muudeey: Farmaajo iyo Khayre ayaa shir ka soo wada baxay arrimaha doorashada looga hadlaayay. Shirkii markuu dhamaaday ayaa waxaa isi soo raacay Muudeey iyo Khayre. Khayre ayaa Muudeey ku yiri "War ninyahow ninkaan Farmaajo ha isku daalinin cid dooraneeyso ma jirto, adiga ma kula tahay in Farmaajo mar kale la dooranaayo? Khayre ayaa waydiinaya Muudeey. Muudeey oo yaaban ayaa yiri maya ma ila ahane yaan sharaxanaa Khayroow, adiga waan ogahay in uu dambac kugu jiro laakin waan kugu daalnay oo banaanka ma timaatid. Khayre ayaa ku dhahay Muudeey calaayaxaal ilama ahan Farmaajo in la dooranaayo ee yaan waqti isaga luminin. Arrintaana Muudeey ayaa u sheegay.....

3- Qoorqoor; Khayre ayaa ku yiri Qoorqoor warqad soo saar Cabdixaashi ku taageeraysid. Qoorqoor wuu diiday. Waxuu ku andacoonaayay hadhoow haddii Farmaajo isku dhacno iima soo hiilinaayo oo wuu is ganbinaa Khayre, marka isagaba inuu banaanka isi soo saaro ma rabo ee aniga maxaan isku soo saarayaa

Re: Kheyre shared his secrets with three officials

Posted: Mon Jul 06, 2020 3:36 pm
by Nubis
:up:

Re: Kheyre shared his secrets with three officials

Posted: Mon Jul 06, 2020 5:18 pm
by AbkoowDhiblaawe
Image

This woman works in madaxtooyada.