how Banaadir seats will be distributed(Xog hor dhac ah)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

how Banaadir seats will be distributed(Xog hor dhac ah)

Post by sahal80 »

this is not the final option laakin xog hordhac ah waaye still negotiable

marka hore go'aanka 13 ka xubnood loogu ogolaaday gobolka Banaadir waxaa laga dhigay qaraar ama resolution marka ma loo tixgalin as a bill oo inta baarlamaanka ansaxiyo ka dib uu madaxwaynaha saxiixaayo waayo waxuu ka hor imaanayaa constitution ka oo qoraayo in Aqalka Sare xubnihisa ka koobanyihiin 54 xubnood bas waxay noqoneeysaa in cosntitution ka la badalo taas oo aan sahlaneyn marka howl badan ayaa ka horeeysa.

Habka wax qaybsiga until now like i said its not official and it's negotiable but principally speaking this is how they agreed when it comes to the 4.5 clans.

Hawiye- 6 senators
Beesha Shanaad 3 senators(2 cadcad and one jareer )
Digil iyo Mirifle 2 senators
Daarood 1 senator
Dir 1 senator.

Sidoo kale Hawiyaha waxay wadaan in D&M la siiyo 1 xubin oo Hawiye saas ku qaato 7 xubnood laakin Raxanwaynta weey qaylinooyaan aad ayeeyna ugu dhafanyihiin labadooda 2 xubnood tankale ogoow banaadir waxay u baahantahay codkooda marka qodbka dastuuriga ah la badalayo

Hawiye 6 da xubnood Abgaal 3 ay qaateen, Saddaxda kale waxay ka dhaxeeysaa Murusade, HG Sheekhaal iyo Hawadle

Murusade horta 1 senator waa la hubaa, HG la,aanteedna ma soconayso halka soo harey waxaa qoorta la isku galiyay hawaadle iyo sheekhal laakin hadii gandarshe beesha shanaad laga siiyo hawaadle markaas chance ayuu helayaa haseyaashee dark shiikhaal waxay garab wayn ka heleen fahad yasin oo dadaal ugu jira in dark shiikhaal laga siiyo hawiye madama reerow hassan booska cadcadka iyo jareerta la galin karin . war dadkaan shaatiyaal badan ay soo gashteen waa isla shiikhaal :lol:

ugu danbeyn waxaa jira argument ah in sheekhal hal senator qabin halka hawaadle labo ka qabo.

shiikhaal xaq waa u leedahay xabadaas.

sheekada Banaadiriga Abgaal aa ka dambeeya oo hawiyaha kale ku riixaya ayaga wax hoos u dhimo sida HG iyo wax uu meesha ka saaro sida Hawadle

waxay dheheen sadex abgaal iyo sadex banaadiri

dhib maleh laakin anagaa qaldanayn oo u codeynay banaadir walina wax ka badalka dastuurkaa noo dhiman laakin federal danbe hadaan abgaal ugu shubno doorasho waa la arki doonaa

banaadir is yours laakin inaad atleast xabad xabad aadan muran naga galin bay aheed. :down:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: how Banaadir seats will be distributed(Xog hor dhac ah)

Post by DR-YALAXOOW »

Mudoloodkii kale aaway.??. abgaal wuxuu KU duulaan tagi jiray waligiis as a mudulood. Laakiin waxaa Ii muuqda inaysan mudulood intisii kale wax la Siin..
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: how Banaadir seats will be distributed(Xog hor dhac ah)

Post by sahal80 »

DR-YALAXOOW wrote: Wed Jul 08, 2020 7:41 pm Mudoloodkii kale aaway.??. abgaal wuxuu KU duulaan tagi jiray waligiis as a mudulood. Laakiin waxaa Ii muuqda inaysan mudulood intisii kale wax la Siin..
i used the Abgaal term but i think it's mudulood besides one wacbuudhan and one harti. rumours has it that Ali Mahdi is one of them maybe to get immunity. maybe wacdaan osman.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”