Page 1 of 1

Maantana maanta wa malin weyn

Posted: Wed Jul 22, 2020 1:52 pm
by gobdoon
Good news comrades shirki Guul iyo isfahan bu horay ugu socday, madaxdina waxay goaamiyan in ay khilaaf yada ka gudban ayago u naxaya shicibka tabalaysan meel walba oo ugu dameysey musiibada wobi Shabeele so fatahmay oo beerihi burburiyey dadki matada ahana hoy la'aan ka dhigay
Horay ha lo socdo somali ha midowdo hana wallow do
Doorashadana waxa la go'oodomiyay in ay waqtigeda ku dhacdo shir kalena la isugu yimaado 15 August :clap: :clap:

Re: Maantana maanta wa malin weyn

Posted: Wed Jul 22, 2020 8:00 pm
by IRONm@N
They need to get over their egos and work together otherwise we gonna remove them all. The power is with the ppl, only idiots support individuals for tribe, real patriots support what is good for the country and Somali ppl