kheyre markii meesha laga saarey waxay banaanka keentay Khilaafkii Abgaal iyo Habargidir waadna aragtay mahad salaad oo waxba kama jiraan ku sheegay warqadii himilo qaran aka shiikh shariif pagekooda ka soo baxdey magaca madasha
waxaa dheer madasha garabka HG oo qoorqoor isticmaalay iyo dhuusamareeb2 si ay pmka u helaan oo farmaajo u balanqaadey markii danbana fahad yaasiin soo dhexgalay oo uu ku yiri warnimayahow maa walaalihiin abgaal u deysaan ayagaan maamulgoboleed madax ka aheen sidiinoo kalee qoorqoor waa ku dhuftey waana ka digay in pm HG la dhaafsiiyo wa ilaa dhuusamareeb3 waxay la safan PL iyo JL!
halkaas markey mareyso waxaa soo dhexgalay Cali Mahdi oo HG cadaawadii hore wali kala dhaxeyso wuxuu ku yiri hassan sheekh iyo shariif "waryaada ma gun baad naga dhigateen HG kala wadato? waa maxay HG pm madasha haku noqoto? "
"waxaas ka baxa nimankaan hawadle ee darisahaan idiin xiga iyo ninkaan waare oo dhuusamareeb kursiga Abgaal ee farmaajo ku darsan rabo ka hor yomid banaadirna ku difaacay u yeerta ayaga wax u ogolaada adinkoo hirshabelle u maraya"
saas ayuu ku dhacay shirkii waare iyo madasha ee guriga cali mahdi lagu qabtey waxayna u soo jeediyeen inay ku sharfeen shirka mudulood ka madaxwaynaha Hirshabelle
aniga kuma dhahaayo abgaal aa pm raba laakin Cali Madi wuxuu diidanyahay qaabka HG loogu qoondeeyay sidii in abgaal awoodba xamar iyo maamulgoboleedyada ku dhex laheen
waxay waare u soo jeediyeen war hada ka hor geedi uu qoono u soo jeediyay si goodax meesha looga saaro oo ah in pmka hawaadle la siiyo ayagana hirshabeele qaataan ujeed kooduna waa jowhar1 iyo jowhar2 inay ku casumaan majeerteen marka xilka farmaajo dhamaado oo jowhar xukuumad looga dhawaaqo parallel to Villa wardhiigley
ma xuma free aad tihiin waa dhulkiinii laakiin pm farmaajo la la tuuraayo nalaguma gaadi karo magaca hirshabelle

