Page 1 of 1

Cadaado is enormous and a rapidly changing city

Posted: Sun Aug 16, 2020 1:17 am
by sahal80
Its good to see HG investing in the Homeland
Cadaado has benefited from the himanheeb ismaamul and as the interim capital of Galmudug.
If only they open hobyo port it would have changed every thing. in Hiiraan we need badly hobyo port.



Re: Cadaado is enormous and a rapidly changing city

Posted: Sun Aug 16, 2020 6:00 am
by mahadalla
Cadaado waxa ay aheyd meel bahala galeyn ah xiligii Afwayne, Maantay waxa ay leedahay schoolo jaamacado garoon diyaarado

Garoonka Ciyaarahaa



Iyo waliba hobolada Cadaado oo soo bandhiga heeso iyo short films








Shalay iyo maanta kaaf iyo kali dhaari, reer Galmudug waxaa ka hartay dhulkooda ma jecla, from Gaalkacyo ilaa xadka Hiiraan horumarku waa is daba socdaa, Hiiraan ilaa jowharna sidoo kale

Waxaa xaqiiqo ah kalmada " Laga raysay Afweyne iyo kacaankii kaligiis taliska " meel walba horumar ayaa ka socda Soomaaliya iyo waliba Somaliland oo aan anigu u aqaan in ay tahay wadan ka madax banaan Somaliya inteeda kale last 30 + years Xaqiiqada marka laga hadlo.

Re: Cadaado is enormous and a rapidly changing city

Posted: Sun Aug 16, 2020 7:18 am
by FarhanYare
Wow mashallah viva galmudug allow dhowr cadowgood jabi. I hope I never see beef between saleebaan iyo Sacad unite and build ur towns.