3 FMS in dusmareeb stick to indirect elections

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

3 FMS in dusmareeb stick to indirect elections

Post by sahal80 »

Galmudug waxay soo jeedisay doorasho dadban oo 51 qof ay xildhibaankiba dooranayso. same as 2016.
Koofur Galbeed waxay la mid tahay GM waxay soo jeedisay 51 qof.
Hirshabelle waxay soo jeedisay 330 qof in ay saddaxdi kursiba ay doorato. xildhibaanada waxaa la isagu xirayaa saddax saddax. jifo kasto waxay keensaneeysaa 130 ergo waa la isku darayaa 330 kaas oo saddax jufo ah ayaa hal mar wada dooraneeyso saddaxda kursi ee la isku xiray.


PL and JL want a guarantor i think they r right this guy is just wasting our time.

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: 3 FMS in dusmareeb stick to indirect elections

Post by gobdoon »

This Qorqoor just want to famous and say I hosted Dhmrb1/2/3, I know he was made by N&N but he needs to stand up for principle and be honest and blank with Farmajo or he would loose any credibility he had so far
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: 3 FMS in dusmareeb stick to indirect elections

Post by Murax »

:dead: @ Sahal’s Garoweonline sourcing
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: 3 FMS in dusmareeb stick to indirect elections

Post by sahal80 »

gobdoon wrote: Tue Aug 18, 2020 11:47 pm This Qorqoor just want to famous and say I hosted Dhmrb1/2/3, I know he was made by N&N but he needs to stand up for principle and be honest and blank with Farmajo or he would loose any credibility he had so far
QoorWoor in his way ti Gawrowe. Galmudug politicians and their mps are dalaaliin/samaasiro(brokers) waxay u janjeeraan dhanka farmaajo sida "waa soo dhamayneynaaye pmka na sii" ayaga iyo xildhibaanadooda Nairobi u dhuuntey filin ay noo jilayaan ah inaysan la joogin qoorqoor waa wax ay isku wada og yihiin with many respect to other HG like abdirahman abdishakur

taa markii laga soo tago, ugu danbayn Farmaajo wuxuu hada ku qasbanyahay arin uu ka noqdey markuu macalinkiisa fahad ku yiri hada ku soo laabo Xamar kheyraan tuuraynaaye.

meeshaan iyo meel kalaan ku cadeeyay. wuu ogolyahay in indirect elections laga dhigo balse lagu saleeyo qodobadan
1-in doorashada lagu qabto gobol kaste oo soomaaliyeed ooysan ka dhicin bas caasimo goboleedyada arintaan xeerka doorashooyinka uuba ku sii darsadey oo hada waa la ansixiyay anigana waa taageersanahay intaan Jowhar aadi lahaa in baladweyne la igu doorto. farmaajo waxay siinee xildhibaanada Gedo iyo daaroodka aan mj aheen sida leelkasaha qaab wal inuu meel u leexiyo qaar OG xataa uu ku qoray jubada dhexe oo shabaab heesato sheekada kuraasta la xawilayo sida


qodobkaan waxaa diidan PL iyo JL marka maqnaanshahooda uu ka faaideysan karaa

in la badiyo dadka codeynaya ilaa 1000 per mp si waqtiga loogisii dheereeyo(technical extension) pricekana kor loo qaado si wixii lacag yar meeshaas ku haraan bc they cant afford to pay for 1000 per mp

in xisbi lagu galo oo hadhoow dhici karto inuu la yimaad winner takes all.

qasab waaye indirect election noocan ah inuu ku dhawaaqo si uu uga hor maro kulanka barito golaha amaanka oo extension meesha ka saaridoona qaab resolution ah


https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 4#p4982619
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: 3 FMS in dusmareeb stick to indirect elections

Post by sahal80 »

beesha caalamka oo Farmaajo u qubeysay oo tiri wax koox yar gaaraan ma aqbili doinaan waa in PL iyo JL ku jiraan sidoo kale waxay damaanad qaadeen inay dabagal ku samayn doonaan fulinta wixii lagu heshiiyo

wadanka waa xir baarlamaanaa la tagagaa hakaa saaro hee :pac:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”