
Talaado, Agoosto 18, 2020 (HOL) - Ayax tiro badan oo malaayiin ah ayaa ku degey magaaladda Hargeysa, meelo ay kamid yihiin madaxtooyadda Somaliland iyo wasaaradda beeraha ayuu si weyn ugu habsadey.
Ayaxan oo qulqulkiisa la dareemay dhowr cishe ka hor ayaa sidoo kale saameyn ballaaran u geystay dhul daaqsimeed kuyaala Somaliland, taas oo saameyn ku yeelatey hab nololeedkii xoolo dhaqatada iyo beeralayda.
https://hiiraan.com/news/2020/Aug/warar ... arkaMaanta