Final FGS-FMS conference to be held
Moderator: Moderators
Final FGS-FMS conference to be held
dusmareeb2 was great start towards dusmareeb3 by stating timely election and out ruling extension thanks to Kheyre and the International Partners who protected it. Dusmareeb3s dramatic development was the surrender of Farmaajo who gave up on 1p 1v
for broad consensus, The IC has told Farmaajo to hold a final conference that includes PL and JL to solve the remaining issues in regard to upcoming elections.
i think PL and JL will modify some atricles/qodobada like the NIEC leading the elections process in combination with the FMS into federal and State level commissions like 2016 but they r now negotiating from weak point. they should have partaked in dusmareeb3 it will be hard to change qodobada that states 20 polling stations as this is their last chance given to them by the IC.
anaga Galmudug iyo Hirshabelle waxaan rabnay waa bililiqaysanay it's up to you PL and JL!
Madobe is heading now Garowe
Madasha opposition have welcomed it and also PLs mideeye opposition have welcomed it
GUUUUUUL!

- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Farmaajo will win. Chess not checkers.
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Hassan Sh Ali Nur predicted dusmareeb4 but as qoorqoor lost the confidence of PL and JL, a third part will likely to host it.
Farmaajo gacmaha waxba uguma jiraan first goal oo kheyre ka dhaliyay was timely elections, second goal oo three FMSka ka dhasheen was indirect elections and now PL and JL will give him and his NIEC a knockout then i'ts over for him!
4ta goobood FMS waxaa laga yaabaa in la isugu imaado labo goobool FMS kaste taas waxay meesha kasaaree jubada dhexe "oo dadkeeda meel amni ah lageen lahaa" PLna Garowe iyo boosaaso iyo GLK waa ku filantahay
waxay noqonee FMS kaste in labo gobol lagu ekeeyo sida kismaayo amd Garbahaarey, Jowhar and baladeeyne this way Xoogaga will be defeated.

Somaliya midnimo, nabad iyo wax laga wada munashaqay oo raali laga wada yahay, dawladu 4 sano wadankana joogtey Dasturki iyo maxkamadi sare ma dhisin, doorasho qof iyo cod wadankana uma diyaarin ayago ula jeedo qalafsan wata, ciidan qaran oo wadanka oo dhan laga so qoro lama dhisin, alshayadin wadanka lagama xoreyn ciidanka iyo dawladana wa ku milmeen, dawladu waxay u dhaqmaysa Hab guulwade oo ama fikir kayaga tageer ama xoog ban kugu muqunin, ama xoolihi umada tabalaysan ban cid walba iyo barlamanka ku lalushi
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Final FGS-FMS conference to be held
I am reminded of MA UMUL BAA ILAWSHA DHAWAA.gobdoon wrote: Mon Aug 24, 2020 5:07 am Somaliya midnimo, nabad iyo wax laga wada munashaqay oo raali laga wada yahay, dawladu 4 sano wadankana joogtey Dasturki iyo maxkamadi sare ma dhisin, doorasho qof iyo cod wadankana uma diyaarin ayago ula jeedo qalafsan wata, ciidan qaran oo wadanka oo dhan laga so qoro lama dhisin, alshayadin wadanka lagama xoreyn ciidanka iyo dawladana wa ku milmeen, dawladu waxay u dhaqmaysa Hab guulwade oo ama fikir kayaga tageer ama xoog ban kugu muqunin, ama xoolihi umada tabalaysan ban cid walba iyo barlamanka ku lalushi
The truth is if he discovered the cure to cancer right this second, you would ask if that's important in relation to the fact he didn't discover a cure for AIDS.
Criticism delegitimizes it's own merit when it blurs the line with propaganda.
Re: Final FGS-FMS conference to be held
FMS playing good cop bad cop tactics! Fiqi; "waa qasab in la isugu yimaado shirkale ooy qeyb ka yihiin PL iyo JL"
i can say its going to be same as 2016 with two Federal and State level electoral commission but one more location instead of the regional capitals and less than 301.
i can say its going to be same as 2016 with two Federal and State level electoral commission but one more location instead of the regional capitals and less than 301.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Beledweyn should host the next meeting. And the next one and the one after that.sahal80 wrote: Tue Aug 25, 2020 3:58 pm FMS playing good cop bad cop tactics! Fiqi; "waa qasab in la isugu yimaado shirkale ooy qeyb ka yihiin PL iyo JL"
i can say its going to be same as 2016 with two Federal and State level electoral commission but one more location instead of the regional capitals and less than 301.
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Farmaajo wanted to meet them in Garowe and sorted out with them as Dblock but they preferred to be brokered by the khawaja!
i thought all the FMS will be in this Meeting but if not any agreement between these three will apply to all FMS.
i thought all the FMS will be in this Meeting but if not any agreement between these three will apply to all FMS.
Re: Final FGS-FMS conference to be held
sheekadaan waxay ku dhamaatey inay Sadexda maamul dhuusamareeb3 diidaan in shir cusub la isugu yimaado ooy dhahaan PL iyo JL wixiina soo dhameysta. PL iyo JL waxay codsadeen shir cusub oo Xamar ka dhaca oo dhuusanareeb3 meesha ka saara. sheekada waxay noqotay idinkuba keena waa diideen anaguna diidnay kiina.
wareysi mid wadaada waare la yeeshay uu ku dhahay "shir cusub wareerkiisa marabno wixii aan keenay waa keenay ayaga wixi u harey haka dhameeystaan"
waare waxaa laga dareemaa inuu Safqad Hirshabelle ah soo galay koleey asaga isma sharaxayo laakin in doorashada maamulka looga danbeeyo oo wasaarada gudaha banaanka ka joogto
marka PL iyo JL baa shir gaara lala yeelan laakin Ahmed Madoobe kuma kal soona gudaha Xamar maybe Xalane halka Farmaajo rabo gudaha Xamar!
Madoobe ha isku galin Gudaha ninkaas crazy waaye wax walbe waa ka suurto gal.

- somaliforums
- Posts: 79
- Joined: Thu Apr 22, 2010 4:52 pm
Re: Final FGS-FMS conference to be held
According to Sahal, if Farmajo poop, somehow Kheyre or someone else was telling him to poop. For God’s sake! Give the guy credit when he always his cards right.
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Maamuladii kale oo uga baxay Farmaajo kuna biiraya shirka xamar sidoo kale waxaa lagu soo darayaa oppositionka Xamar oo kulan la yeeshay safiirka mareykanka. wax loo dhanyahay ayaa shirka ka soo bixi doona inshallah maadama indirect elections tahay in laba gudi mid federal ah iyo mid state ah laga dhigo like last time. qodobka in la baahiyo meelaha doorashada ka dhaceyso i support it. im against zero sum game mentality.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Sahal adigaa insider ahaa suaal sxb.. Fahad yaasiin White Qatar money qaybtee ka qaadan karaa in Saqajaan farmaajo second time Loo doorto Madaxweyna Somalia next 4 years? Waad la socotaa soomalida waa dad laluush ku shaqeeya. Fahad twadanka Qatar ayaa million of dollars ula diyaar ah marka suaasha waa saqajaan Farmaajo soo ma caddia in second time soo bixi doono ama xaarmaajo jaanis Dambe ma laha??
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Lacag waa qaadasho codkana mid kale!sahal80 wrote: Wed Sep 02, 2020 6:16 pm Maamuladii kale oo uga baxay Farmaajo kuna biiraya shirka xamar sidoo kale waxaa lagu soo darayaa oppositionka Xamar oo kulan la yeeshay safiirka mareykanka. wax loo dhanyahay ayaa shirka ka soo bixi doona inshallah maadama indirect elections tahay in laba gudi mid federal ah iyo mid state ah laga dhigo like last time. qodobka in la baahiyo meelaha doorashada ka dhaceyso i support it. im against zero sum game mentality.
No way taas meel ku qoro.
Last edited by sahal80 on Thu Sep 03, 2020 1:38 am, edited 1 time in total.
- Somaliweeyn007
- Posts: 157
- Joined: Fri Dec 06, 2019 6:02 pm
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Depends if King Maker Fahad has another candidate, last time he was with HSM.DR-YALAXOOW wrote: Wed Sep 02, 2020 10:30 pm Sahal adigaa insider ahaa suaal sxb.. Fahad yaasiin White Qatar money qaybtee ka qaadan karaa in Saqajaan farmaajo second time Loo doorto Madaxweyna Somalia next 4 years? Waad la socotaa soomalida waa dad laluush ku shaqeeya. Fahad twadanka Qatar ayaa million of dollars ula diyaar ah marka suaasha waa saqajaan Farmaajo soo ma caddia in second time soo bixi doono ama xaarmaajo jaanis Dambe ma laha??
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Final FGS-FMS conference to be held
Saqajaan Fahad yaasiin waxaan rajeynaayaa inuu keeno nin kale aan ahayn baaca weeyn ee Farmaajo. Waa lagu qasaaray Faarmaajo. Dawlada hadda jirta ninka kala waday ee waxa ay qabatay qabtay. wuxuu ahaa Mudane Khayre.
Aniga waxaan ahay xaqiiqdii big fan of khayre. Laakiin waxan mentally sick ah ee walaashiis xaaskiisa ka ceyso social.media ee Farmaajo hadduu 4 sano kale nagu soo laabto walaahi waa Disaster..
Aniga waxaan ahay xaqiiqdii big fan of khayre. Laakiin waxan mentally sick ah ee walaashiis xaaskiisa ka ceyso social.media ee Farmaajo hadduu 4 sano kale nagu soo laabto walaahi waa Disaster..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 38 Replies
- 3387 Views
-
Last post by Nabadiyocaano
-
- 27 Replies
- 223 Views
-
Last post by gemini_snake
-
- 12 Replies
- 1663 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 541 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 9 Replies
- 1343 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 9 Replies
- 1094 Views
-
Last post by Basra-
-
- 25 Replies
- 2835 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 598 Views
-
Last post by kadarre
-
- 8 Replies
- 1205 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 33 Replies
- 4944 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE