Page 1 of 1

Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Wed Aug 26, 2020 3:45 am
by bashe19
Beesha caalamka oo abaabul xoogan wada, A/Madoobe iyo Deni oo ku soo wajahan Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha beesha caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa bilaabay abaabul xoogan oo ku aadan, sidii la’isugu soo dhoweyn lahaa madaxada dowladda dhexe, kuwa maamul goboleedyada iyo saamileyda siyaasadeed.

Warar lagu kalsoonaan karo oo soo baxaya ayaa sheegaya in beesha caalamka ay haatan wado kulan guud oo ka dhacaya Muqdisho, kaas oo dhinacyadaas ay uga wada-hadlaan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahana arrimaha doorashooyinka ee 2020/ 2021-ka

Kulankan ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa diirada lagu saarayaa sidii wadajir looga wada-shaqeyn lahaa marxaladda adag ee kala guurka ee haatan lagu jiro.

Sidoo kale wararku waxay sheegayaan in maalmaha soo socdo magaalada Muqdisho ay soo gaari doonaan Madaxweynayaasha maamullada Jubbland iyo Puntland oo qeyb ka noqonaya shirkaasi, si loo dhameeyo xiisada kala dhexeyso dowladda federaalka Somalia.

Waxaa sidoo shirka oo ah mid ballaaran ka qeyb-galaya siyaasiin kala duwan oo isugu jira mucaarad iyo muxaafad, kuwaas oo haatan qaarkood ku soo wahan dalka, sida Madaxweynihii hore ee Koonfur GalbeedSoomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan

Abaabulka ugu xoogan waxaa wada safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya, Donald Yamamoto, kaas oo horey u dhaliilay qaabka ay wax u wadaan Axmed Madoobe & Deni.

Xaaladda siyaasadeed ee daka ayaa ah mid cakiran, kadib markii Dhuusamareeb lagu gaaray heshiis doorasho oo ay ka maqan yihiin Jubbaland, Puntland iyo saamileyda kale.

Re: Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Wed Aug 26, 2020 6:19 am
by Nomand
it is funny how the hawiye mucaarads last hope is 3 darod men meeting in mogadishu.

btw them coming to mogadishu, is ahmed and deni way of saying they are not spoilers. Farmaajo has the upper hand here and will absolutely demolish them.

Re: Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Wed Aug 26, 2020 8:11 am
by paperino
I wonder about what could happen if both Madoobe & Dani are arrested or abducted while in Mogadishu.

Re: Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Wed Aug 26, 2020 3:00 pm
by Somaliweeyn007
Yamamoto as usual forcing these clowns to come together :roll:

Re: Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Wed Aug 26, 2020 10:19 pm
by Django
paperino wrote: Wed Aug 26, 2020 8:11 am I wonder about what could happen if both Madoobe & Dani are arrested or abducted while in Mogadishu.
You mean by your fraternity AS?

Re: Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Thu Aug 27, 2020 6:31 am
by paperino
Somaliweeyn007 wrote: Wed Aug 26, 2020 3:00 pm Yamamoto as usual forcing these clowns to come together :roll:
I would like to see Yamamoto declared persona non grata & expelled from Somalia.

Re: Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Tue Sep 01, 2020 3:41 pm
by juelz
They are coming to arrest Xarmaajo, he is shitting all over Mogadishu.

Re: Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Thu Sep 03, 2020 10:46 am
by paperino
Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbaday inuu Muqdisho ku xiro Axmed Madoobe
Xildhibaan Daahir Amiin (Jeesow) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Madaxweynaha dowladda federaalka inuu xabsiga dhigo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe.

Daahir Amiin Jeesow ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu tix-geliyo codsigiisa, islamarkaana uu xiro Axmed Madoobe oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho.

“Mudane Madaxweyne waxaan ahay xildhibaan kula soo shaqeyay afartii sano ee aad dalka xukumeysay jecel dalka wanaagiisa Tixgali cadsiga intaan Meesha fadhisa Axmed Madoobe Xabsiga ha u hoydo.” ayuu yiri Xidhibaan Jeesow oo si weyn uga soo horjeedo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray xildhibaanku inay dacwad ka taallo, islamarkaana uu dad badan dilay, sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in uu si xaq-darro ah ku heyso xil-ka, islamarkaana uu cadaallad darro ku hoggaaminayo maamulka Jubbaland.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan is mari-waa uu ka taagan yahay shirka u dhexeeya dowladda dhexe, Jubbaland iyo Puntland kadib markii furitaanka shirkaasi uu shuruudo adag hor dhigay Axmed Madoobe oo ay si weyn isku hayaan dowlada Somalia.
https://www.caasimada.net/madaxweyne-fa ... d-madoobe/
Xildhibaan Jeesow waa geesi geesi dhalay. :up:

Re: Somali Politics Spoiler dogs Axmaq Madoobe and Dani are on Thier way to Mohadishu

Posted: Thu Sep 03, 2020 10:59 pm
by XimanJaale
paperino wrote: Thu Sep 03, 2020 10:46 am
Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbaday inuu Muqdisho ku xiro Axmed Madoobe
Xildhibaan Daahir Amiin (Jeesow) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Madaxweynaha dowladda federaalka inuu xabsiga dhigo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe.

Daahir Amiin Jeesow ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu tix-geliyo codsigiisa, islamarkaana uu xiro Axmed Madoobe oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho.

“Mudane Madaxweyne waxaan ahay xildhibaan kula soo shaqeyay afartii sano ee aad dalka xukumeysay jecel dalka wanaagiisa Tixgali cadsiga intaan Meesha fadhisa Axmed Madoobe Xabsiga ha u hoydo.” ayuu yiri Xidhibaan Jeesow oo si weyn uga soo horjeedo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray xildhibaanku inay dacwad ka taallo, islamarkaana uu dad badan dilay, sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in uu si xaq-darro ah ku heyso xil-ka, islamarkaana uu cadaallad darro ku hoggaaminayo maamulka Jubbaland.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan is mari-waa uu ka taagan yahay shirka u dhexeeya dowladda dhexe, Jubbaland iyo Puntland kadib markii furitaanka shirkaasi uu shuruudo adag hor dhigay Axmed Madoobe oo ay si weyn isku hayaan dowlada Somalia.
https://www.caasimada.net/madaxweyne-fa ... d-madoobe/
Xildhibaan Jeesow waa geesi geesi dhalay. :up:
Deffo he is speaking truth.