Hirshabelle president appoints second Parliamentary Selection Commission

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Hirshabelle president appoints second Parliamentary Selection Commission

Post by sahal80 »

Hirshabelle not like Galmudug manages its elections but the timing helps waare as big stakeholder in the federal election process



this Shiidoe guy can't believe head of the commission is Jareer. maybe for neutrality.

:dead:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Hirshabelle president appoints second Parliamentary Selection Commission

Post by sahal80 »

im not fun of waare jiis laakiin xaqiiqatan wareysigaan waa wareysigii ugu fiicnaa uu bixiyo. suaasha ugu horeysa bas ka qaado hadaad rabtid inaad fahantid systemka Somalia ka jira maadama uu samafalka ka shaqeyn jiray wyxuu ka hadlayaa in funds la heli laakin ay jiraan haykal la,aan marka laga reebo PL oo Govt ka jirto. intuu joogay waare wuxuu keenay NGOs yacni hada tuulo kaste ceelal biyo macaan oo solar ku shaqeeyo bay leedahay, degmooyinkii isbitaalo, medicine suppliers waxaa arkee wasiir duureedka oo isla soo misawiraaya waxaa jira NGOs qaabilsan implementska waa waxa ka dhacay baraawe. waxaan rajeynaa in markuu stateka 10 jirsado noqdo real Govt oo leh dekada cadale meel income ka soo gasho iyo muasasaat xoogan oo accountability leh. waare musharax maaha wuxuu u socdaa hayad weyn IGAD ka tirsan
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Hirshabelle president appoints second Parliamentary Selection Commission

Post by sahal80 »

canugaan shiidlaha ah aad uu qosliyaa qabiil uu ku waashey laakim maanta inuu magaalo magaalo ukala qaado waa xadaari/ilbaxnimo. dadkaan aqoonta ulaheen Hirshabelle dhageesta. hada abukar baale waa hawadle laakin waa reer Jowhar





:dead:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”