
Cali osoble wuxuu "markii PL iyo Galmudug meedaxweynayaashooda ka imaadaan beelaha kuxigeenada iyo baarlamaanka markaas ayey Hirshabelle beelaha kale madax ka noqonayaan hirshabelle. hirshabelle hawadle baa ugu culus Jowharna waa kula degaa"
this is not clan bashing waa topic caadi ah oo u baahan in laga hadlo laakin no comments for cidii isku dir wada. wax la qaruyo quran aa ku jira kana wada inaan buuq ka dhex samaynayo Abgaal iyo Hawadle waa topic taagan موضوع الساعة
Amalow. cidaan hiiraan ahay qaswadayaal ayaa loo aqoonsan waa heshiis beesha caalamka ka diiwaanshan wax soconaysa maaha cidaan hiiraan ka soo jeedin qaswadayaal ayaa loo aqoonsan
DR maryan elmi hassan sheekh waa laga wareejiyay waa heshiis IGAD madaxweynaha hiiraan ku siisay asagoo markii hore caasimada nagu qoray. waxaan sheegi jiray soo maaha intaas.