


They r crying about Kheyre smashing Mooges 1p 1v dreams into pieces in dhuusamareeb2
Farmaajo is done laakin wax kale miyaa u harey? Haa the propaganda war! yaa madaxa loo saari fashalkoodii? destroying their image that there were no infighting with the high corruption and bililiqo going on!
dhinaca kala FMS ka Mooge waxay ku haayawn biliqaysi. qoorqoor ayaa UAE bilaabay kuwa badana wadadey ku soo jiraan
arinta 100% la hubo waa xildhibaanada murusade oo Kheyre aadi doona iyo xoogaa dir ah hawiyaha kalana iska dhaaf. Kheyre nin dir uu pm u wataa waa ogyahay in FMS waxba ka heleen campka dirta uu kala qaybinee marka waa soo dhawaynaynaa!