latest News bari ayaa kalsoonida la seen pm rooble imshallah heshiiskana usbuuca soo socda ayaa la meelmarin.
horta heshiiska waa qasab laakin face saving uu mooge his defeated allies uga dhigayaa marka gudoonka baarlamaanka midba nin buu deal la galay. Cawad qoorqoor uu isku dhiibay, Mursal iyo muudey lafta gareen
talaabada meel marinta heshiiska ka dib xigta waxa weeye
xukuumada oo la soo dhisayo waxaa la sheegayayaa inay Farmaajo iyo Fahad wajiyo hore ku soo darsadeen halka rooble wajiyo cusub oo u badan kuwa hawiye soo xulayo. ninkaan muhimadiisa maaha dhaqaale iyo amni howshiisa waa doorashada laakin waxaa la filaa inuu kula wareegi doono hogaanka maadama aan la burin karin markaas uu heshiis la galo madasha qaabka doorashada dabada looga laadayo regimekii hore. rasuulo HG ah aa durbo war mucaaradka iyo madasha iyo cali mahdi ula yimideen waxaa la dhahay horta ninka hala ansixiyo markaas ayaan isku soo noqonaynaa. hadii uu taliskii hore meesha ka saarayo dhanka Policeka, NISA, Cabinetka oo Galmudug iyo madasha laga hagayo no pressure on him. Cumuuman Mooge waa gacan galay markuu HG isku dhiibay. waxaan maqlooyaa in Qaybdiid ku noqon rabo taliyaha police uu ahaa xiligii TFG! NISA waxaa loo dhiibaya Abgaal. amniga dhan aad maqlaysid waa policeka iyo nabad sugida ayagaa ilaaliya baarlamaanka iyo xarumaha dawlada mooge laba daqiiqo aa lagu burin karaa hadii labadaas la qabto.
waxaa la xalinayaa JL stalemateka ayadoo ciidamadii Xamar laga qaadey ee Gedo la geeyay dib loogu celinayo xamar arintaas uu damaanad qaadey safiirka mareykanka maadama uu ahaa shardigii JL iyo PL ku xireen inay wadahadalada furaan waxaa sidoo kale bilaabmaya dib u xoreynta jubada dhexe oo dawlada mareykana JL ku taageerayso maadama siyaad stateka lagu mashquuliyay. Gedo hadii ciidamada Xamar laga qaato will it be back to dollow admin vs bulo xaawo admin vs garbaharey admin mise pro madoobe forces will replace it quickly?

doorashada aa kuu soo hartey. Doorashada waxaa maamulaya laba gudi oo heer federal iyo heer state ah laakin ergada xaldhibaanada soo xulaysa waxay ka imaanayaan statekooda iyo bulshada rayidka shuqul kuma laha FGS marka muhiim maaha yaa meesha gacan ku haya ee waa yaa loo marayaa!
tusaale xildhibaanada ssc waxaa soo xulaya odayaal puntland ka socda meeshii loo diro ee PL maamusho, Kuwa JL odayaal JL ka socda labada gobol ba, kuwa Hirshabelle odayaal hirshabelle ka socda labada gobol ba kuwa KG odayaal KG ka socda meeshii loo diraba. why bc its indirect election. Soo marka lama jabin Mooge? wax ma keensan karo!
waxaa dheer aqalka sare oo dooranayaan baarlamaanada FMSka!
lastly ciidamada goobaha doorashada will be the police wich is controlled by the FMS out of Mogadishu.
bring it on! my appetite is back!!


