Turkey pressures on Qatar to desert Farmaajo and Fahad Yasin switches into Damjadeed
Posted: Fri Oct 02, 2020 5:00 am
Turkey has sent a secret report to Qatar asking her to give up on Farmaajo.Turkiga waxay soo jeediyeen option murashax Hawiye ah "hadii kale waxaa dhaceysa in Imaaraadka ay ka faaiideeysato musharaxiinta Hawiye oo ay saas sanadkaan talada wadanak gacanta ugu dhigto". Waxaa socda galaangal uu wado Fahad Yaasiin oo rabo in uu ku taageero musharax ka soo jeeda damjadeed sida Hassan Sheekh Maxamuud as option two/Qatar's second man laakin Guuleed ayaa la hadal hayaa sidoo kale.