
waxaan maalin dhaweed dhageysanayay yar HG ah oo mid live ah taleefan ku soo wacayey waana pointga aan aamisnaa waligeey oo ah that HAG have trinitarian leadership from the 50s and Baladweyne was the political Irirism birth place. we had this power sharing HG-led Mudug, Hawadle-led Hiiraan and Abgaal led Banaadir. this guy said "intaan daaroodka uga fiicneen waxay aheed intaas"
Naflacaaris in villa wardhiigley inay HAG political powersharing ku cayaaraan waxee ku tusinee how they r destabilizing element and threat to the social cohesion and political stability. federalismka ayayba diidan yihiin oo ah social contract dad isku deegaan ah oo heshiis wax ku ah.
waxaan soo jeedinay sadex wax; 1 doorashada dib u dhiga ilaa dawlada kale si aan wax loo boosiin oo waqti fiican loo siiyo, 2-hadeysan dhaceynin powesharinka hada jira wax u dhaafa, reconciliation conference in lagu qabto Baladweyne wixii hore la soxo hadii gentleman's agreementkii la jabinayo new agreement in laga gaaro oo ku salaysan awood qaybsi cusub. hadii madaxweynaha loo wada tartamaya caasimadana hiiraan la siinayo aan baladweyne ka dhigano si ay u noqoto real FMS sida Garowe oo adminka magaalada degan yahay not Xamar waxaa jooga dhamaan hayadaha ka shaqeeya Xalane waxaa u shaqeeya 500 oo qoys laakin waaka cabsanayaan! waxay rabaan magaalo kooban oo go,doon ah sida buuloburde ooy xamar iska joogaan sida hada jirta oo rag ayaga taabacsan maamulka u qabtaan. maamulka hirshabelle wuxuu noqonaa tacbaan aan awood laheen sidii waagii hore madama dadka deegaanka diidan yihiin wuxuu isku dhiibi ayaga 100% intaas waaye hadafkooda. guudlaawe haduu rabo madaxtinimo saas ah uusan xor noqon karin sida waare waxaa uga fiican asagoo vice prez Jowhartiisa ka noqdo meeshaan maaha banaadir governor oo shirarka ka soo qeybgala.

mucaaradka Madasha hiraab iyo Abgaalka aamusan godkooda ayay qodayaan qoono hada waa murashax federal ah waxuu durbo la kulmay sadex qabiil waana hogaamiyaha beesha ninkii. Goodax oo la tartami jiray Turkeyguu ku jiran yahahy he is finish wasiir xataa ma noqon karo laakin tafaasiil xaalkiisa kama bixin karo. ninkaan isbaarada loo dhigtay ay ka aamusan yihiin haka waantoobaan hada ka hor ayaa guuleed isbaaro u dhigtay xaaf oo booska jufadiisa kula tartamayau fiqi laakin xaaf ayaa matkii danbe kursigii kala wareegay guuleed!
buuloburde waa magaaladeena waaba nooga fiicantahay Jowhar laakin waxay qaadanee sanawaad badan inay caasimad rasmi ah noqoto. waxaan ranbnaa real FMS maadama madaxtooyada tartan tahay wallahi faaiidaa noogu jirta waxa hada dhacaya waxaan ka raysan doonaa qiimeentii aan Abgaal ku siin jirnay Jowhar madaxeeda. less then a year motion aan ka keenaynaa waana kala wareegeynaa hadana waxaa la diyaaronooyaa ciidamo baladweyne ka baxaya oo buuloburde ka soo galaya maxaas iyo moqokori iyo macawisleey badan. Djibouti waxaaba laga yaabaa inay magaalada isaga baxdo ma taageeri karaan Guudlaawe. hadey Jowhar aheed darisnimo Abgaal baaleh hiiraan waxaa la dhahaa magan hawadle iyo mooyo habeen xili xun bay dhawaaqaan!
wax heshiis lagu yahay bas baa meeshaan ka shaqayn kara dad wax loo yeeriyo ma joogaan!
Cali madaxweyne waxay balan qaadeen inay toogtaan hadii dabageed ama cabdifataax ku xigeeno laga dhiho ooy baladweyne yimaadaan Cali jeytane lama badali karo
ma kula tahay nin sadex bilood heesta inuu maamul gacan ku rimis ah hiiraan ka hirgalin karo? waa maya. magac ahaan waa u jiri karaa inta dawlad kale ka dhalaneyso laakin no ictiraaf from beesha dhexe of hiiraan.