
Farmaajo oo waagu ugu baryay waxa Jowhar ka socda!
waligeen aan ka hadli jirnay in Guudlaawe uu hassan sheekh u keeney abdulqadir Osoble.
Guudlaawe waxaa ka danbeeya abdulqadir cosoble oo madasha ka mid ah asagaana hassan sheekh u keenay si uu ugu magacaabo gudoomiyaha sh dhexe inkastoo horey mohamed dheere ula soo shaqeeyay laakiin waa isla warsangali. markuu u keenayay wuxuu qorsheynayay inuu usii qabto hirshabelle laakin waa u suur toobe weysay waxaa la siiyay qandaraasyo badan asaga iyo walaashiis khadiijo osoble hada naftirkeeda dawladaan waa qolada kaliya oon qandaraasyadooda laga xirin waayo ducaale ayaa walaashiis qabo waxay qabaan qandaraasyo amni ah oo badan oo xalane xataa supply gareeya ayagaa kabaha iyo dharka askarta keena sidoo kale dhagaxaanta.
adigu farmaajo aa ka shakiyay xiriir fahad iyo abdulkadir osoble oo isla ah ictisaam kadib markii la arkey abdulqadir osoble oo faraha kula jira doorashada jowhar si xildhibaano taageersan asaga loo soo saaro. war aan helay laakin mashiigi karo hada si aan loogu fahmin biased maadama aan ka soo horjeedo boobka jowhar ka socda.
Waxaa la ogsoonyahay in Dawlada Turkyga Qatar ka dalbatay murashax hawiye ah maadama UAE jawiga ka faaideysan karo marka ugu yaraan fahad wuxuu rabaa jacbur ictisaam ex damjadiid ah inay baarlamaanka soo galeen inleen ninkaan farmaajo cardkiisa waa gubtey marka meel kaluu rabaa inuu u dabaasho ayadoon lagu fahmeeynin
he and ducaale were the only Abgaal who supported removing Ali Osoble. Same way Osoble is now supporting Guudlaawe so he can back his presidency or replace him in the future if he fails. Farmaajo see this more than alliance and started shitting himself

https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 3#p4785196