Page 1 of 1

Cadowga ugu weyn muslimka wa Muslim

Posted: Wed Oct 28, 2020 1:42 pm
by gobdoon
Markad eegto banaanbaxyada gilgilay somaliya maanta iyo beer jilayca somalida, sow ma fiicnan lahayn xasuuqa Alshayadin iyo dhibka, dhaca iyo dilka somali iyadu isku hayso in wax laga yiraahdo
Somalida dhalin yarada oo xeryaha Libya lagu haysto iyo jirdilka iyo ciqbta ka so gareysa dad carab ah oo Muslim ah, ama arin ayan dhoweyd ka dhacday Afghanistan oo dugsi qaran arday ku baraneysay la gumaaday