Rise of Galmudug as the last push for Mop up operation against Al-shabaab begins.....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Rise of Galmudug as the last push for Mop up operation against Al-shabaab begins.....

Post by Kees70 »

Image

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku dhawaaqay in maalmaha soo socda uu bilaabanayo dagaal ka dhan ah Alshabaab.

Dagaalkaan ayuu sheegay in ay Hormuud u naqan doonaan Ciidmada Dowladda ee ku sugan Galmudug iyo ciidamadii Wasiirka Amniga Galmudug Axmedacalin Fiqi uu tababarka ugusoo xiray deegaano kala duwan oo ka tirsan maamulkaas.

Hadalkaan ayuu ka sheegay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor kadib markii uu booqday xeryo ciidamada Galmudug ay ku leeyihiin Guru Ceel.

Qoor Qoor ayaa tilmaamay in Galmudug ay diyaarsatay ciidamo ku filan kuwaas oo wajihi karo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab,islamarkaana ay gacan siin doonaan Ciidamada dowladda gaar ahaanna qeybtooda 21-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Rise of Galmudug as the last push for Mop up operation against Al-shabaab begins.....

Post by Kees70 »

“Waxaan rabnaa inaan duurka ugu galno, iyo Meel walba oo ay galaan, Waxay hada ku socdaan waa Dhuumaalaysi, Waxaanu ugu geli doonaa goobkasta oo ay joogaan, waan garab taaganahay ciidamada, waana la socon doonaa”.

“Ciidanka sharafta leh in badan ayaan u mahad celinayaa, waxaa la galay wakhti ka duwan midkii hore”.
Ayuu yidhi Madaxwaynaha Galmudug.

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”