Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by sahal80 »

Federalisma Qabaailka madaxuu isku galiyay marka laga reebo PL iyo Galmudug oo MJ iyo HG ka yihiin majority laakin hirshabelle awooda waxaa lagu saleeyay labo gobol oo laba qabiil majority ka kala yihiin ma jirto majority within the State inkastoo Hawadle ugu dhulweenyihiin uguna badan yihiin per subclan laakin Caamilka ugu weyn waa Hiiraan oo kulaba jibaarmata SH dhexe oo ah one of the original 8 regions ee xiligii labada gobol ee waqooyi la midoobeen 6 gobol ee koonfurta oo Hiiraan ka mid aheed. 70 out of nearly 100 xildhibaanada Hirshabelle waxay ka soo jeedaan Hiiraan waxaa la rajeynayaa in 10 cusub lagu daro oo Hiiraan ka sio jeeda. sidoo kale xildhibaanada federalka baladweyne waxaa ka soo jeeda 38 halka jowhar ka soo jeedaan 13 sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa ayaa ka soo jeeda hiiraan macnaha jufooyinkooda laakiin caasimadnimada ayaa Shabeelada dhexe wax ka dhigtey maadama systemka gacanta beesha u badan ku jiro.

Aduunka wax free ah maleh dabcan Abgaal damac waa ka gali karaa madaxtinimada Hirshabelle sidii waagii hassan sheekh oo uu socdey qorshe caasimad beeneed looga dhigayo buuloburde halka doorashada ay ka dhaceyso Jowhar maamulkana "si kumeel gaar ah uga shaqeynayo" si lamida tan kismaayo iyo baydhabo. waatii ay ku fashilmeen oo IGAD sio kala dhexgashey marka ciyaalka wali aaminsan in "Abtinimo" hassan sheekh noo siiyay ama uu asaga madaxweyne ahaa xiligaas waa la yaab xili waraaqihii la sio saarey ayaantaan waliba waxaa ku jirtey warqad dhanka abgaal iyo Xawaadle saxiixeen marka laga reebo ugaas xassan oo ay taas ku aadeen Jowhar "maadama xawaadle bas tartamayaan"

hada xiligan Abgaal kama danbeeyaan in heshiiskaas la jabiyo raalina kama aha inta badan marka laga reebo siyaasiyiinta warsangali Abgaal ee Jowhar heesta inkastoo wasiirka gudaha isku soo sharaxay doraad madaxweyne ku xigeenka ay taageersanyihiin madasha.

Heshiiskan waxa jabinaya waa Naflacaari Farmaajo oo gabi ahaanba koonfurta Somalia destabilization ka sameeyay. sida cali xaraare dhahay maxaa uga gadhiish ah Abgaal iyo hawadle? hawiye la mid maaha daarood waxay qabaan is fahan ku salaysan sadex awood io ah Abgaal(Banaadir) HG(GalmudMudug) Hawadle Hirshabelle federalkana ina lagu tartamo inkastoo anaga hawadle aan dhowrno masaalixda Abgaal ee federalka inta Banaadir statehood lagagaaraayo thank you hada waaba is furfuraynaa dr Abdi nur has all beesha votes.

Naflacaari Farmaajo filim bug ah uu iska dhaadhiciyay oo ah inuu dilo chanceyada Abgaal si dadka la mid ah Hawadle iyo hawiyaha kale ugu codeyn iyo Xataa Somalida kale. it will empower other hawiyes.

anaga maadama nala dhici karin waxaan dalbanay in caasimada aan meeshaan rabno ka dhigano oo ah baladweyne doorashada madaxweynahana ka dhacdo baladweyne marka dadaalada too lateka ah ee shariif ka wado Jowhar sida in madaxweyne ku xigeen caadle laga dhigo sambaloolshena madaxweyne meel ay xildhibaanadeeda yihiin mukhaabaraadkii NISA ayqgoonba cod heli karin waxaa loo dhigay karto ah in doirashada baladweyne ka dhaceyso oo baarlamaanka cusub caasimad inay tahay u cideynayo markaas waaba qasab in Abgaal madaxweynaha qaataan!!

xildhibaano cusib ayaa naloogu dari madaxweyne Ku xigeenka waxaa loo wadaa gudoomiyaha Hiiraan Cali jeyte oo Ah gacanyahara ugaas hassan cid kor ka imaanaysi ma jirto asagaana lagu wareejinayaa lacagtii 6dii million bishan november. waxaa xildhibaanada federalka looga danbeynayaa Ugaas Hassan marka asagaaba meesha hogaamiye ka ah :russ:

waa hubaa in Abgaal jowhar sio cesha dhihi Doonaan marka naflacasrigaan na dhaafo laakin waxaan dadajinaynaa dhismayaasha baladweyne in the name of the capital :blessed:


IGAD allocated the capital for Hiiraan
https://www.hiiraan.com/news/2020/Nov/w ... arkaMaanta




Farmaajo maxaa uga gadhiish ah

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by sahal80 »

wareysi Cajiib ah oo Waare bixiyay wuxuu ku sheegaa sir badan oon idiin sheegay wuxuu yiri hirshabella labo mushilad ayaa ka jirta mid waa baarlamaan aan isku dheeli tirneen oo labadii beelood oo ugu wayneed ay minority ka yihiin halkii la rabay inay majority ka noqdaan markaas looma baahdeen in la dhoho beel hebel aa leh madaxweynaha beel hebel aa leh ku xigeenka beel hebel aa leh baarlamaanka ee waa ku tartami lahaayeen mooshina nalagama keeneen laakiin waa meel xassan sheekh ku xaaray oo qabiil walbe ku qoray si uu doorashada federalka ugu soo baxo. f-king aferjeeble. wallahi waare corrupt iyo wuxuu rabo ha ahaado laakin waa nin barnaamij lahaa. wuxuu yiri dastuurla ayaa leh madaxwaynihii la doorto wuxuu shaqaynayaa 4 sano hal sano ayaa ii harsaneed oon rabay inaan maamulka saxo kadibna aan isaga tago.


waxaan idiin sheegay hadii xawaadle iyo Abgaal isly number ka siiyo inay xawaadle soo bixi karaan ayagoo jareerta iyo carabta oo taaxaaluf hawadle la leh loo badinayo kuraasta waakan sheegaya reer shabeele iyo sadex cumarow. damn we lost a leader!


Hawadle are allied with makane against gaaljecel as they all live in the west of the river

in buuloburde hawadle are allied with sadex cumarow(jareer/eylo) against baadicade

in jalalqsi and mahadaay hawadle are allied with Shiidle against Abgaal.

look this map Hawadle in mahadaay and jowhar districts coeaxists peacefully with Shiidle but they r at war with Abgaal. chairman of Gudiga Farsamada Hirshabelle elections is Shiidle and his deputy Hawadle. if we give more seats to these guy they will keep voting us
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by GeoSeven »

Sahal, I believe the government has been forced to backtrack on their endeavor. It has proven unrealistic. Cali Jeyte refused the deployment of Haramacad in Beledweyne which left 25 MP seats in the belly of an angry beast. Abgaal and Hawadle want to keep their peace and Ugaas Xassan woke up this morning and decided he doesn't really agree with any of it anymore :lol:
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by GeoSeven »

Btw, congrats on the birth of you son brother.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by sahal80 »

GeoSeven wrote: Wed Nov 04, 2020 11:10 am Sahal, I believe the government has been forced to backtrack on their endeavor. It has proven unrealistic. Cali Jeyte refused the deployment of Haramacad in Beledweyne which left 25 MP seats in the belly of an angry beast. Abgaal and Hawadle want to keep their peace and Ugaas Xassan woke up this morning and decided he doesn't really agree with any of it anymore :lol:
:dead:
they had this buuloburde shit but finally we played our cards right. Gen mukhtar is heading baladweyne and will announce the deal in there.
GeoSeven wrote:Btw, congrats on the birth of you son brother.
Thank you brother.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by sahal80 »

Sh sharif was against moving the capital to baladweyne and holding elections in there so he pressured on Guudlaawe to keep the old powersharing but it did not work.

wallahi billahi this is why i said thank you to Farmaajo Abgaals made now big tanaazulaat they said let Hiiraan have the capital permanently and do power rotation every 4 years between the two clans starting with Abgaal next Hawadle. looks more fair innit? who won? Hawadle. also the second speaker though he is reerow hassan he plays checks and balances role he replaced the Udeejeen woman who was siding with Abgaal this post should have gone for Jareer but still its for beesha shanaad much better than All Hawiye. it's amazing :blessed:

Reerow hassan waxay gudiyada doorashooyinka federalka ku leeyihiin sadex xubno labo hirshabelle iyo koonfurgalbeed iyo mid SFG

fahad yasin wuxuu rabaa senatorka eeylada buuloburde magaca beesha shanaad! wallee meesha maxey boobeen its villa reerow hassan now!


as for the elections they said let it take place in Jowhar and after that the new administration will make proposal for the parliament to change the capital to Hiiraan. every thing will be documented soon.


Thank you Farmaajo for facilitating this heshiis indirectly!!

halkaas waxaa ku dhamaadey mad madow gii laga dhex abuuray labada beelood ee walaalaha ah.

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by gobdoon »

Sahal according to Xaraare ugaaska iyo waare waxa iibsaday Farmajo
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by sahal80 »

Gobdoon waa been. Ugaas Hassan is the lawyer of Hiiraan.




waxaan shuqul kuma laha sheekh shariif ar dadkaan dacaayad iyo face safing jecelaa kaliya waxay rabaan inay mawqifkeen doorasha baladweyne hako dhacdo ka hortagaan. anaga waxaan dalbanay in baarlamaanka hada Baladweyne u codeeyo doorashadana ka dhavdo baladweyne. sidii hal gobol isku darsankaraa labadaba meeqaan idin lahaa? shariif wuxuu soo jeediyay rotationka bas si Doorashada Jowhar uga dhacdo.

Guudlaawe waxaa dhici karta in looga baxo oo Cabdi jiinow ninkii gudoonka middle shabelle uga horeeyay oo isla warsangali ah ay wataan
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by gobdoon »

Sahal
Middle ground and solution should be found good Sherif is mediating , well some people say federalism is not for Somalia , may be the idea of putting Jowhar and Hiiran together was wrong
All the best and what is good all the people
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by sahal80 »

ok bro.



ma rumeysan karo dadka qaarkood waliba reer jowhar inay qaadan la,yihiin in caasimada iyo madaxwaynaha isku qaadan karin gobol 30% matala statek :wtf:

aniga meeso sanaa lahaa war caasimada buuloburdey u wadaan laakin waxaan la rabnaa baladweyne in a new agreement.

social mediaha waaba ka cabsanayaan caasimad la,aan inay ka shaweyn karaan hiiraan :russ:









User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Fri Nov 06, 2020 2:44 pm Gobdoon waa been. Ugaas Hassan is the lawyer of Hiiraan.




waxaan shuqul kuma laha sheekh shariif ar dadkaan dacaayad iyo face safing jecelaa kaliya waxay rabaan inay mawqifkeen doorasha baladweyne hako dhacdo ka hortagaan. anaga waxaan dalbanay in baarlamaanka hada Baladweyne u codeeyo doorashadana ka dhavdo baladweyne. sidii hal gobol isku darsankaraa labadaba meeqaan idin lahaa? shariif wuxuu soo jeediyay rotationka bas si Doorashada Jowhar uga dhacdo.

Guudlaawe waxaa dhici karta in looga baxo oo Cabdi jiinow ninkii gudoonka middle shabelle uga horeeyay oo isla warsangali ah ay wataan

Lol cabdi jiinow is not Farmaajo's choice. I was just chilling today with his brother Buruqeey. Waxba kama jirto arintaas.

As for shariifka he did helluva job. Waa ku amaanan yahay howsha uu galay.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Fri Nov 06, 2020 5:59 pm
sahal80 wrote: Fri Nov 06, 2020 2:44 pm Gobdoon waa been. Ugaas Hassan is the lawyer of Hiiraan.




waxaan shuqul kuma laha sheekh shariif ar dadkaan dacaayad iyo face safing jecelaa kaliya waxay rabaan inay mawqifkeen doorasha baladweyne hako dhacdo ka hortagaan. anaga waxaan dalbanay in baarlamaanka hada Baladweyne u codeeyo doorashadana ka dhavdo baladweyne. sidii hal gobol isku darsankaraa labadaba meeqaan idin lahaa? shariif wuxuu soo jeediyay rotationka bas si Doorashada Jowhar uga dhacdo.

Guudlaawe waxaa dhici karta in looga baxo oo Cabdi jiinow ninkii gudoonka middle shabelle uga horeeyay oo isla warsangali ah ay wataan

Lol cabdi jiinow is not Farmaajo's choice. I was just chilling today with his brother Buruqeey. Waxba kama jirto arintaas.

As for shariifka he did helluva job. Waa ku amaanan yahay howsha uu galay.
:lol: i said waxaa dhici karta....oo ay wataan... (to talk about something with uncertainty) Guudlaawe waxaa dhici karta in looga baxo oo Cabdi jiinow ninkii gudoonka middle shabelle uga horeeyay oo isla warsangali ah ay wataan"
i always use modal verbs.

Jiinow is his main Abgaal rival we will see.


Guudlaawe waxaa lagu dhahay maga warsug markii howsha jowhar dhamaatey oo asaga bas soo harey :lol:

waxaan qiyaasaa laba wax mid waa arinta hiiraan oo shariifka soo dhex galay waxaa jira wax iinan ogeyn waxa shariifka sheeganaya dhan waa wax mar hore la isla gaarey intaan ka aheen rotation partga ataga waxay leeyihiin waa tartan furan caasimadana hiiraan . Gen mukhtar ayaa Baladweyne aadaya intaas aa lala sugaayey waxaa kaloo dhici karta in shaqadii guudlaawe dhamaatey oo wax xul xulanayaan.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”