Ugass Hassan to be the spiritual leader of Hirshabelle and parliament to vote for Baladweyne
Posted: Wed Nov 04, 2020 4:39 am
Federalisma Qabaailka madaxuu isku galiyay marka laga reebo PL iyo Galmudug oo MJ iyo HG ka yihiin majority laakin hirshabelle awooda waxaa lagu saleeyay labo gobol oo laba qabiil majority ka kala yihiin ma jirto majority within the State inkastoo Hawadle ugu dhulweenyihiin uguna badan yihiin per subclan laakin Caamilka ugu weyn waa Hiiraan oo kulaba jibaarmata SH dhexe oo ah one of the original 8 regions ee xiligii labada gobol ee waqooyi la midoobeen 6 gobol ee koonfurta oo Hiiraan ka mid aheed. 70 out of nearly 100 xildhibaanada Hirshabelle waxay ka soo jeedaan Hiiraan waxaa la rajeynayaa in 10 cusub lagu daro oo Hiiraan ka sio jeeda. sidoo kale xildhibaanada federalka baladweyne waxaa ka soo jeeda 38 halka jowhar ka soo jeedaan 13 sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa ayaa ka soo jeeda hiiraan macnaha jufooyinkooda laakiin caasimadnimada ayaa Shabeelada dhexe wax ka dhigtey maadama systemka gacanta beesha u badan ku jiro.
Aduunka wax free ah maleh dabcan Abgaal damac waa ka gali karaa madaxtinimada Hirshabelle sidii waagii hassan sheekh oo uu socdey qorshe caasimad beeneed looga dhigayo buuloburde halka doorashada ay ka dhaceyso Jowhar maamulkana "si kumeel gaar ah uga shaqeynayo" si lamida tan kismaayo iyo baydhabo. waatii ay ku fashilmeen oo IGAD sio kala dhexgashey marka ciyaalka wali aaminsan in "Abtinimo" hassan sheekh noo siiyay ama uu asaga madaxweyne ahaa xiligaas waa la yaab xili waraaqihii la sio saarey ayaantaan waliba waxaa ku jirtey warqad dhanka abgaal iyo Xawaadle saxiixeen marka laga reebo ugaas xassan oo ay taas ku aadeen Jowhar "maadama xawaadle bas tartamayaan"
hada xiligan Abgaal kama danbeeyaan in heshiiskaas la jabiyo raalina kama aha inta badan marka laga reebo siyaasiyiinta warsangali Abgaal ee Jowhar heesta inkastoo wasiirka gudaha isku soo sharaxay doraad madaxweyne ku xigeenka ay taageersanyihiin madasha.
Heshiiskan waxa jabinaya waa Naflacaari Farmaajo oo gabi ahaanba koonfurta Somalia destabilization ka sameeyay. sida cali xaraare dhahay maxaa uga gadhiish ah Abgaal iyo hawadle? hawiye la mid maaha daarood waxay qabaan is fahan ku salaysan sadex awood io ah Abgaal(Banaadir) HG(GalmudMudug) Hawadle Hirshabelle federalkana ina lagu tartamo inkastoo anaga hawadle aan dhowrno masaalixda Abgaal ee federalka inta Banaadir statehood lagagaaraayo thank you hada waaba is furfuraynaa dr Abdi nur has all beesha votes.
Naflacaari Farmaajo filim bug ah uu iska dhaadhiciyay oo ah inuu dilo chanceyada Abgaal si dadka la mid ah Hawadle iyo hawiyaha kale ugu codeyn iyo Xataa Somalida kale. it will empower other hawiyes.
anaga maadama nala dhici karin waxaan dalbanay in caasimada aan meeshaan rabno ka dhigano oo ah baladweyne doorashada madaxweynahana ka dhacdo baladweyne marka dadaalada too lateka ah ee shariif ka wado Jowhar sida in madaxweyne ku xigeen caadle laga dhigo sambaloolshena madaxweyne meel ay xildhibaanadeeda yihiin mukhaabaraadkii NISA ayqgoonba cod heli karin waxaa loo dhigay karto ah in doirashada baladweyne ka dhaceyso oo baarlamaanka cusub caasimad inay tahay u cideynayo markaas waaba qasab in Abgaal madaxweynaha qaataan!!
xildhibaano cusib ayaa naloogu dari madaxweyne Ku xigeenka waxaa loo wadaa gudoomiyaha Hiiraan Cali jeyte oo Ah gacanyahara ugaas hassan cid kor ka imaanaysi ma jirto asagaana lagu wareejinayaa lacagtii 6dii million bishan november. waxaa xildhibaanada federalka looga danbeynayaa Ugaas Hassan marka asagaaba meesha hogaamiye ka ah
waa hubaa in Abgaal jowhar sio cesha dhihi Doonaan marka naflacasrigaan na dhaafo laakin waxaan dadajinaynaa dhismayaasha baladweyne in the name of the capital
IGAD allocated the capital for Hiiraan
https://www.hiiraan.com/news/2020/Nov/w ... arkaMaanta
Farmaajo maxaa uga gadhiish ah