Page 1 of 1

Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Sat Nov 07, 2020 9:43 pm
by sahal80
Masar, Kenya iyo Djibouti oo qorshaynaya arin la mid ah tan ka socota gobolka tigray in laga sameeyo dhamaan Koonfurta Somalia(political disintegration) sida in doorashada Somalia ka hor Ahmed Madoobe Gedo la wareego halka siyaasiyiinta Hawiyaha la wareegayaan Galmudug, Hirshabelle iyo Xamar ayadoo laga faaideysanayo Dagaalka ka qarxay itoobiya kadibna Djibouti accord la sameeyo!

bal dawlada Masar ayaa rabta inay political vocuum ka sameyso dhanka Somalia si Qalalaaso Xuduuda Somalia la leedahay itoobiya qalalaaso looga bilaabo oo culayska Gobolka tigray looga qaado. Dawlada itoobiya ayaa ciidamadeeda kala baxdey dhamaan xuduuda Somalia iyo SL ayadoo soo dhigtay ciidamada liyu policeka

hadii xaalku ka sii daro waxaa dhici karta in ciidamada itoobiya ee Amisom ka baxaan koonfurta Somalia arintaan oo Jab weyn ku ah Farmaajo waliba Gobolka gedo oo laga yaabo in Kenya toos ula wareegto "as amisom" waxaa hada ka baxay ciidamada non Amisomka aheen oo ku sugan sector 3(Baay-Bakool-Gedo)halka hiiraan ay ka joogaan bas boqolaal amisom ah. hadii ay hiiraan ka baxaan dhib weyn ma keenayaan maadama Djibouti joogto Jalalaqsi, Buuloburde iyo Baladweyne. Ethiopia waxay joogtaa bas Halgan iyo Maxaas.

AAW Jabuuti ayuu joogaa waxuuna u sii socdaa Masar. Hassan sheekh iyo Faarax Cabdiqaadcir weey ka soo laabteen Massar oo waxay la soo kulmeen mid sirdoonka Massar u qaabilsan arrimaha dibadda. Waxaa kale oo isna Massar ku sii fool leh Sheekh Shariif oo isna maanta Gaaray Jabuuti. Daahir Geelle oo ku sii jeeda Massar. hassan Sheekh oo ku wajahanyahay Nairobi,Kenya.

today is novermber 8 sadexdaas bilood ee hartey Farmaajo koonfurta gacantiisa kumaba jiri doonto doorashada ka hor. Jabuuti ayaa wada Abaabul "badbaadinta Somalia" oo lagu soo celinayo madaxweyne Abgaal ah kkkkk


Dhinaca kale Gudiyada doorashada waa laga hor yimod xal kale ma jiro oon aheen in nin walbe dhulkiisa la wareego Farmaajo ha badbaadiyo Gedo haduu wax badbaadin karo!

Re: Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Sat Nov 07, 2020 11:59 pm
by ReturnOfMariixmaan
Wallahi you're so out of touch it's funny. My nigga your xan fresh is qashin sxb. I'm a troll and my shit is relevant than anything you ever posted. Go rise ur kid my nigga

😹😹😹

Re: Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Sun Nov 08, 2020 2:32 am
by Kees70
sahal80 wrote: Sat Nov 07, 2020 9:43 pm Masar, Kenya iyo Djibouti oo qorshaynaya arin la mid ah tan ka socota gobolka tigray in laga sameeyo dhamaan Koonfurta Somalia(political disintegration) sida in doorashada Somalia ka hor Ahmed Madoobe Gedo la wareego halka siyaasiyiinta Hawiyaha la wareegayaan Galmudug, Hirshabelle iyo Xamar ayadoo laga faaideysanayo Dagaalka ka qarxay itoobiya kadibna Djibouti accord la sameeyo!

bal dawlada Masar ayaa rabta inay political vocuum ka sameyso dhanka Somalia si Qalalaaso Xuduuda Somalia la leedahay itoobiya qalalaaso looga bilaabo oo culayska Gobolka tigray looga qaado. Dawlada itoobiya ayaa ciidamadeeda kala baxdey dhamaan xuduuda Somalia iyo SL ayadoo soo dhigtay ciidamada liyu policeka

hadii xaalku ka sii daro waxaa dhici karta in ciidamada itoobiya ee Amisom ka baxaan koonfurta Somalia arintaan oo Jab weyn ku ah Farmaajo waliba Gobolka gedo oo laga yaabo in Kenya toos ula wareegto "as amisom" waxaa hada ka baxay ciidamada non Amisomka aheen oo ku sugan sector 3(Baay-Bakool-Gedo)halka hiiraan ay ka joogaan bas boqolaal amisom ah. hadii ay hiiraan ka baxaan dhib weyn ma keenayaan maadama Djibouti joogto Jalalaqsi, Buuloburde iyo Baladweyne. Ethiopia waxay joogtaa bas Halgan iyo Maxaas.

AAW Jabuuti ayuu joogaa waxuuna u sii socdaa Masar. Hassan sheekh iyo Faarax Cabdiqaadcir weey ka soo laabteen Massar oo waxay la soo kulmeen mid sirdoonka Massar u qaabilsan arrimaha dibadda. Waxaa kale oo isna Massar ku sii fool leh Sheekh Shariif oo isna maanta Gaaray Jabuuti. Daahir Geelle oo ku sii jeeda Massar. hassan Sheekh oo ku wajahanyahay Nairobi,Kenya.

today is novermber 8 sadexdaas bilood ee hartey Farmaajo koonfurta gacantiisa kumaba jiri doonto doorashada ka hor. Jabuuti ayaa wada Abaabul "badbaadinta Somalia" oo lagu soo celinayo madaxweyne Abgaal ah kkkkk


Dhinaca kale Gudiyada doorashada waa laga hor yimod xal kale ma jiro oon aheen in nin walbe dhulkiisa la wareego Farmaajo ha badbaadiyo Gedo haduu wax badbaadin karo!

Farmaajo will be gone 100% and Gedo will be taken by Kenya iyo Kablalaxs without shadow of a doubt, in all Jubaland wey burburi doonta.

As for Djibouti deciding who the next will be is just a dream, Djibouti have Zero 0 political influence nor the money$ to choose who will be the next president.

It will be Qatar and Turkey who will choose the next HAG, and I hope that next doesn't become an MJ dabadhoolif.

Re: Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Sun Nov 08, 2020 6:34 am
by TarTar
sahal80 wrote: Sat Nov 07, 2020 9:43 pm Masar, Kenya iyo Djibouti oo qorshaynaya arin la mid ah tan ka socota gobolka tigray in laga sameeyo dhamaan Koonfurta Somalia(political disintegration) sida in doorashada Somalia ka hor Ahmed Madoobe Gedo la wareego halka siyaasiyiinta Hawiyaha la wareegayaan Galmudug, Hirshabelle iyo Xamar ayadoo laga faaideysanayo Dagaalka ka qarxay itoobiya kadibna Djibouti accord la sameeyo!

bal dawlada Masar ayaa rabta inay political vocuum ka sameyso dhanka Somalia si Qalalaaso Xuduuda Somalia la leedahay itoobiya qalalaaso looga bilaabo oo culayska Gobolka tigray looga qaado. Dawlada itoobiya ayaa ciidamadeeda kala baxdey dhamaan xuduuda Somalia iyo SL ayadoo soo dhigtay ciidamada liyu policeka

hadii xaalku ka sii daro waxaa dhici karta in ciidamada itoobiya ee Amisom ka baxaan koonfurta Somalia arintaan oo Jab weyn ku ah Farmaajo waliba Gobolka gedo oo laga yaabo in Kenya toos ula wareegto "as amisom" waxaa hada ka baxay ciidamada non Amisomka aheen oo ku sugan sector 3(Baay-Bakool-Gedo)halka hiiraan ay ka joogaan bas boqolaal amisom ah. hadii ay hiiraan ka baxaan dhib weyn ma keenayaan maadama Djibouti joogto Jalalaqsi, Buuloburde iyo Baladweyne. Ethiopia waxay joogtaa bas Halgan iyo Maxaas.

AAW Jabuuti ayuu joogaa waxuuna u sii socdaa Masar. Hassan sheekh iyo Faarax Cabdiqaadcir weey ka soo laabteen Massar oo waxay la soo kulmeen mid sirdoonka Massar u qaabilsan arrimaha dibadda. Waxaa kale oo isna Massar ku sii fool leh Sheekh Shariif oo isna maanta Gaaray Jabuuti. Daahir Geelle oo ku sii jeeda Massar. hassan Sheekh oo ku wajahanyahay Nairobi,Kenya.

today is novermber 8 sadexdaas bilood ee hartey Farmaajo koonfurta gacantiisa kumaba jiri doonto doorashada ka hor. Jabuuti ayaa wada Abaabul "badbaadinta Somalia" oo lagu soo celinayo madaxweyne Abgaal ah kkkkk


Dhinaca kale Gudiyada doorashada waa laga hor yimod xal kale ma jiro oon aheen in nin walbe dhulkiisa la wareego Farmaajo ha badbaadiyo Gedo haduu wax badbaadin karo!
y Masar don't help western Oromia rebels

wouldn't that be more effective since they next Sudan border n closer to Tigray kilil

Re: Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Sun Nov 08, 2020 6:38 am
by grandpakhalif
You are freaking dreaming langaab xawaadle you should worry about hiirshabelle which has collapsed than Gedo rag ba u joogay and no Kenyan can subdue us.

Re: Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Sun Nov 08, 2020 7:05 am
by ReturnOfMariixmaan
grandpakhalif wrote: Sun Nov 08, 2020 6:38 am You are freaking dreaming langaab xawaadle you should worry about hiirshabelle which has collapsed than Gedo rag ba u joogay and no Kenyan can subdue us.
He's a laangaab. He isn't a factor. He doesn't have the balls to say shit to Fahad or the Abgaal siyaasi in Hirshabelle. But he's obessed with MXs.

:down: :lol:

Re: Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Mon Nov 09, 2020 1:14 pm
by sahal80
i posted About hassan sheekhs visit to Nairobi on saturday today is monday.

can you make this huge info about all these guys? aboow aboow wax ka qaalisan maleg kursuga xildhibaanka waxa dawlqdo malaayion ku bixinaya masar, Jabuuti, Kenya aaba ugu horeeya ka hor UAE iyo Qatar. siyaasiyiinya mucaaradka hawiye midkiiba ugu yaraan $10m uu sheegtay adeerkey Abdi Nuur mareykan uu isaga noqdey wadinyad beelee la shaqeyso dawladahaan

"AAW Jabuuti ayuu joogaa waxuuna u sii socdaa Masar. Hassan sheekh iyo Faarax Cabdiqaadcir weey ka soo laabteen Massar oo waxay la soo kulmeen mid sirdoonka Massar u qaabilsan arrimaha dibadda. Waxaa kale oo isna Massar ku sii fool leh Sheekh Shariif oo isna maanta Gaaray Jabuuti. Daahir Geelle oo ku sii jeeda Massar. hassan Sheekh oo ku wajahanyahay Nairobi,Kenya"

i will come back with a deal for Gedo :lol:



Re: Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Mon Nov 09, 2020 2:28 pm
by zidane88

Re: Egypt, Djibouti and Kenya the most to gain from Ethiopia war with it's tigray region

Posted: Mon Nov 09, 2020 6:07 pm
by ReturnOfMariixmaan
sahal80 wrote: Mon Nov 09, 2020 1:14 pm i posted About hassan sheekhs visit to Nairobi on saturday today is monday.

can you make this huge info about all these guys? aboow aboow wax ka qaalisan maleg kursuga xildhibaanka waxa dawlqdo malaayion ku bixinaya masar, Jabuuti, Kenya aaba ugu horeeya ka hor UAE iyo Qatar. siyaasiyiinya mucaaradka hawiye midkiiba ugu yaraan $10m uu sheegtay adeerkey Abdi Nuur mareykan uu isaga noqdey wadinyad beelee la shaqeyso dawladahaan

"AAW Jabuuti ayuu joogaa waxuuna u sii socdaa Masar. Hassan sheekh iyo Faarax Cabdiqaadcir weey ka soo laabteen Massar oo waxay la soo kulmeen mid sirdoonka Massar u qaabilsan arrimaha dibadda. Waxaa kale oo isna Massar ku sii fool leh Sheekh Shariif oo isna maanta Gaaray Jabuuti. Daahir Geelle oo ku sii jeeda Massar. hassan Sheekh oo ku wajahanyahay Nairobi,Kenya"

i will come back with a deal for Gedo :lol:



If you only knew sxb. If you only knew kkk

:mrgreen: