Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by sahal80 »

waxaa la dhahay wax badso wax beel baa laga qaadaa. Mooge waxaa laga kari waayey war cid kaa lacag badan ma jirtee iimaanka ku qab doorasho xor ah. hadaba khayaarka in baatlamaanka hada madaxweyne ku meel gaar ah doorto ayaa soo xoogeysanaya si Xamar dagaal uga dhicin ayadoo parallel process ay mucaaradka Xamar samaynayaan oo aduunka labada dhinac midna aqoonsan doonin si taa u dhicin ayaa waxaa hada kula ka sicda Nairobi u dhaxeeyaan madaxweynaha PL oo saaka ka soo noqdey UAE iyo murashaxiinta Xamar sidoo kale waxaa dagaal sokeeye ka digay madaxwaynahaha JL oo u kacay dalka UAE oo aad u maal galinaya isbadalka dalka ka dhici doona

Moogow ama Qawdhan Mahdi soo dirso ama hasoo dirsan labadiina dabadaa la idinka laadi doonaa waxaa isku qaladeen hirshabelle galmudug iyo KG oo dad walaalo ah ka dhaxeyso halka adinka aad meelaha aad ka soo jeedaan tagi karin

Naflacaarinimada mahdi waxaa ku tusinaysa markuu dhahay faragalinta dawladaha dariska ma aqbalayno ha ahaato kenya ama itoobiya ama cid kasta oo ula jeedi jabuuti wali ugandaa dhiman ha cararin
:dead:
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:02 am waxaa la dhahay wax badso wax beel baa laga qaadaa. Mooge waxaa laga kari waayey war cid kaa lacag badan ma jirtee iimaanka ku qab doorasho xor ah. hadaba khayaarka in baatlamaanka hada madaxweyne ku meel gaar ah doorto ayaa soo xoogeysanaya si Xamar dagaal uga dhicin ayadoo parallel process ay mucaaradka Xamar samaynayaan oo aduunka labada dhinac midna aqoonsan doonin si taa u dhicin ayaa waxaa hada kula ka sicda Nairobi u dhaxeeyaan madaxweynaha PL oo saaka ka soo noqdey UAE iyo murashaxiinta Xamar sidoo kale waxaa dagaal sokeeye ka digay madaxwaynahaha JL oo u kacay dalka UAE oo aad u maal galinaya isbadalka dalka ka dhici doona

Moogow ama Qawdhan Mahdi soo dirso ama hasoo dirsan labadiina dabadaa la idinka laadi doonaa waxaa isku qaladeen hirshabelle galmudug iyo KG oo dad walaalo ah ka dhaxeyso halka adinka aad meelaha aad ka soo jeedaan tagi karin

waa noo balan inaan dhulka idinku jiidno
Beesha HG and all their MPs and senators have decided to overthrow the nacas Farmaajo and so far Rooble and qoor qoor have been warned and threatened to either side with HAG or die with the nacaska shaarbo weynka Farmaajo and langaab dog Fahad Yaasin.

2021 will be an bloody year for reer Gedo.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by sahal80 »

i dont think his clan has to do with this yes he has supporters but we cant blame this for his clan alot of those in Gedo r pro Modoobe fighting against those who r pro Farmaajo.
labada bilood saaney uga dhamaanee kadibna wuxuu la mid noqonaa ex madaxweynayaal but we hope that mursal will throw him under the bus soon in a new deal with both the upper and lower house along the opposition and JL and PL. mursal will likely take heroic position.
Last edited by sahal80 on Wed Nov 18, 2020 7:23 am, edited 1 time in total.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:17 am i dont think hus clan has to do with this yes he has supporters but we cant blame this for his clan alot of those in Gedo r pro Modoobe fighting against those who r pro Farmaajo.
labada bilood saaney uga dhamaanee kadibna wuxuu la mid noqonaa ex madaxweynayaal but we hope that mursal will throw him under the bus soon in a new deal with both upper and lower house along the opposition and JL and PL.
Do you really think that Gedo will remain safe and intact, we all know once Farmaajo leaves so will the Hawiye SNA and then will reer Kablalaxs and Kenya ensue the complete onslaught subjugation of Gedo.

Farmaajo's Hawiye SNA is what keeps Gedo safe from subjugation.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:23 am
sahal80 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:17 am i dont think hus clan has to do with this yes he has supporters but we cant blame this for his clan alot of those in Gedo r pro Modoobe fighting against those who r pro Farmaajo.
labada bilood saaney uga dhamaanee kadibna wuxuu la mid noqonaa ex madaxweynayaal but we hope that mursal will throw him under the bus soon in a new deal with both upper and lower house along the opposition and JL and PL.
Do you really think that Gedo will remain safe and intact, we all know once Farmaajo leaves so will the Hawiye SNA and then will reer Kablalaxs and Kenya ensue the complete onslaught subjugation of Gedo.

Farmaajo is what keeps Gedo safe from subjugation.
OK, my bad. you meant the fate of Gedo once mooge gets booted out of Xamar.
Sbashi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1097
Joined: Tue Sep 08, 2020 5:05 am

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by Sbashi »

HAGs are funny bunch. Ahmed madoobe couldn't step foot in Gedo all of his rule. But now with Farmaajo gone he will do it? Since when did Gedo fate depend on Farmaajo. Bloody year kulaha. lol. Let's see then.
User avatar
vinshor
Posts: 160
Joined: Wed Nov 06, 2013 8:01 am

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by vinshor »

Kees70 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:23 am
sahal80 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:17 am i dont think hus clan has to do with this yes he has supporters but we cant blame this for his clan alot of those in Gedo r pro Modoobe fighting against those who r pro Farmaajo.
labada bilood saaney uga dhamaanee kadibna wuxuu la mid noqonaa ex madaxweynayaal but we hope that mursal will throw him under the bus soon in a new deal with both upper and lower house along the opposition and JL and PL.
Do you really think that Gedo will remain safe and intact, we all know once Farmaajo leaves so will the Hawiye SNA and then will reer Kablalaxs and Kenya ensue the complete onslaught subjugation of Gedo.

Farmaajo's Hawiye SNA is what keeps Gedo safe from subjugation.
I agree once this guy leaves office Hawiye forces will leave Gedo and Kenyan will restart what they were doing before.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by Kees70 »

vinshor wrote: Wed Nov 18, 2020 1:37 pm
Kees70 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:23 am
sahal80 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:17 am i dont think hus clan has to do with this yes he has supporters but we cant blame this for his clan alot of those in Gedo r pro Modoobe fighting against those who r pro Farmaajo.
labada bilood saaney uga dhamaanee kadibna wuxuu la mid noqonaa ex madaxweynayaal but we hope that mursal will throw him under the bus soon in a new deal with both upper and lower house along the opposition and JL and PL.
Do you really think that Gedo will remain safe and intact, we all know once Farmaajo leaves so will the Hawiye SNA and then will reer Kablalaxs and Kenya ensue the complete onslaught subjugation of Gedo.

Farmaajo's Hawiye SNA is what keeps safe from subjugation.
I agree once this guy leaves office Hawiye forces will leave Gedo and Kenyan will restart what they were doing before.
:up: :up: Gedo a region that depends on another regions SNA
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Why are these cucked laangabs obsessed with gedo
User avatar
vinshor
Posts: 160
Joined: Wed Nov 06, 2013 8:01 am

Re: Mooge oo ku fashilmay doorashada gabi ahaanba iyo baarlamaanka oo dooranaya

Post by vinshor »

Kees70 wrote: Thu Nov 19, 2020 1:28 am
vinshor wrote: Wed Nov 18, 2020 1:37 pm
Kees70 wrote: Wed Nov 18, 2020 7:23 am

Do you really think that Gedo will remain safe and intact, we all know once Farmaajo leaves so will the Hawiye SNA and then will reer Kablalaxs and Kenya ensue the complete onslaught subjugation of Gedo.

Farmaajo's Hawiye SNA is what keeps safe from subjugation.
I agree once this guy leaves office Hawiye forces will leave Gedo and Kenyan will restart what they were doing before.
:up: :up: Gedo a region that depends on another regions SNA
Gedo cant defend themselves so they have to ask their stronger brother to defend its normal guys, we cant let Kenyans do that to our Gedo brothers.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”