Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Post by Murax »

:clap: :clap:

Dibad-bax lagu taageerayo dib u doorashada Farmaajo oo ka dhacay gobolka Gedo
Saalax Saciid SabriyeBy Saalax Saciid Sabriye
November 28, 2020
in Warar


Garbahaarey (Caasimadda Online) – Bannaan baxyo lagu taageerayo dib u doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka dhacay gobolka Gedo, iyadoo dadka ay sidoo kale muujinayeen sida ay kaga soo horjeedaan warkii kasoo baxay Musharaxiintii mucaaradka ee Muqdisho ku shiray.

Bannaan-baxyadaan ayaa waxaa soo abaabulay maamulka gobolka Gedo, waxaana si cad loogu taageeray ololaha madaxweyne Farmaajo, sidoo kalana waxey kuwa qabyaalad kaliya ku asteysan ku tilmaanen musharaxiintii mucaaradka.


Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa musharaxiinta mucaaradka ku tilmaamay kuwa aan caafimaad ahaan taam aheyn, una baahan in isbitaal la geeyo, arrimaha ugu weyn ee la isla gartay intii shirkar musharaxiinta mucaaradka socday waxaa ka mid ah arrimo ku saabsan gobolka Gedo.

Musharaxiinta Mucaaradka waxey ku baaqeen in ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Gedo laga soo saaro, wuxuuna bannaanbaxaan noqonayaa midkii ugu horreeyay oo ay dowladda abaabusho kadib qoraalkii kasoo baxay musharaxiinta mucaaradka.



Musharaxiinta Mucaaradka ayaa sidoo kale aad u diidan yahiin guddiyada doorashada oo ay magacowday dowladda kuwaas oo lagu sheegay iney yahiin saraakiil ciidan, shaqaale ka hawlgala madaxtooyada iyo sidoo kale taageerayaasha madaxweyne Farmaajo.

Waxaa sidoo kale isku maandhaafsan yahay xubnaha matalaya beelaha Banaadiriga iyo kuwa Somaliland, kuwaas oo wali khilaaf baahsan uu ka jiro, waxaana lagu jiraa wakhtigii lagu ballamay iney bilowdaan qeybta hore doorashooyinka guud.
Caytame
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1011
Joined: Thu Apr 25, 2019 5:05 pm

Re: Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Post by Caytame »

horaa loo yidhi "meel hiil u baahan hoo wax kama tarto"
right now farmaajo needs reer gedo to defend him on febr 8th. hope you can walk this talk when the time comes.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Post by Murax »

Caytame wrote: Sat Nov 28, 2020 2:48 pm horaa loo yidhi "meel hiil u baahan hoo wax kama tarto"
right now farmaajo needs reer gedo to defend him on febr 8th. hope you can walk this talk when the time comes.
Aniga I’m the typical Reer Gedood. Unlike Madoobe with you guys, Farmaajo anaga Waxne Ma noo qaban xataa koob Shaah...lakin we’ll still defend him from the people attacking him for no other reason then ‘Hawiye maaha’ ‘MJ maaha’ ‘Axmed Madoobe’


Istaqfurullah Farmaajo did deploy SNA to secure B Xaawo when your Kenyan Papas tried to build a wall, annex it.
User avatar
UgaaskaBarakaysan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 715
Joined: Thu Nov 29, 2018 2:07 am

Re: Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Post by UgaaskaBarakaysan »

Rer Gedo stand in solidarity with Emir Mucalimo and Emir Farmaajo that has never been in question.

There needs to be 4 more years for this administration to ensure the dhabodilifs are soundly defeated and the country gets on the right path. We will stop at nothing to accomplish this goal. :up: :som:
Caytame
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1011
Joined: Thu Apr 25, 2019 5:05 pm

Re: Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Post by Caytame »

Murax wrote: Sat Nov 28, 2020 2:55 pm
Caytame wrote: Sat Nov 28, 2020 2:48 pm horaa loo yidhi "meel hiil u baahan hoo wax kama tarto"
right now farmaajo needs reer gedo to defend him on febr 8th. hope you can walk this talk when the time comes.
Aniga I’m the typical Reer Gedood. Unlike Madoobe with you guys, Farmaajo anaga Waxne Ma noo qaban xataa koob Shaah...lakin we’ll still defend him from the people attacking him for no other reason then ‘Hawiye maaha’ ‘MJ maaha’ ‘Axmed Madoobe’


Istaqfurullah Farmaajo did deploy SNA to secure B Xaawo when your Kenyan Papas tried to build a wall, annex it.
oo ma waxaad iga rabta inaan adeerkaa taageero adoo kayga neceb? :lol:
sxb ayaanmahan sas iyo argagax aan awal kuugu aqoon baan kuugu arkaa ee maxaa dhacay? :lol: hada waxaa si toos ogu biirtay ina adeerada, qaybta duran sida GP iyo voltage oo bahaa waad cadaysatay. :lol:

isku soo wada duub, siday noqon Allah og laakiin waxaan hubaa in ama gedo ku soo noqon gacanta axmed madoobe ama aad iyada isugu wada tagi doontaan oon kismaanyo iyo magaala kalabe la'idinka cidhib tiri.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Post by Murax »

:lol: Caytame yes ofcourse Hadaa qolodaa ahaan lahaa I would defend Madoobe. It’s in our genes. Btw I was never a blind follower of N&N before, and even now if I’m talking to dad macquul ah in a different setting, we could talk about the negative aspects of them. As a Somali citizen, critiquing their Government. Even yesterday I criticized the Gelaato bombing response from Farmaajo. Lakin for the most part here dadka SNET walaa Kalimad negative ma ooranaayo because ma istaahlaan. The people on SNET for the most part Their problems with Farmaajo have zero to with Somalinimo. There are a few here daacad ah but for the most part, not sincere so I’ll go straight defend Adeer mode :russ:
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Post by Nubis »

:up:
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Reer Gedo Come Out To Support Farmaajo, Emir Mucalimo Blasts So Called Mucaarad

Post by barbarossa »

Good to see the faithful coming out in full force in support of the Amirul Muminin, Farmaajo, xafiduhilah.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”