Goodax jumps on the Hiiraan resistance bandwagon

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Goodax jumps on the Hiiraan resistance bandwagon

Post by sahal80 »

Politicians are liars

:dead: :deadrose:

ninkii imtixaanka waxbarashada siyaasadeeyay waaye si uu usii jiigo :snoop:

waxa uu Guudlaawe ka sheegay lama qabo arintaas waxaa ka danbeeya Fahad yaadiin oo aasaasay groupka "Xaqsoor" oo reerow hassan sameeyeen asagana wuxuu ku dhahay abgaalkiisa "Aniga N&N aa i wadata"

waxaa jiray is afgarad sir ah sida indooashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ka dhacdo baladweyne si aan caasimada meel hiiraan ugu dhigno waa noqon weysay waxaa la dhahay caleemo saarka haka dhaco baladweyne kadib baarlamaanka ayaa la marin 10 ilaa sideed kursina hawaadle haloogu daro.
reer hiiraan/Beesha dhexe r right about Hirshabelle waayo lagalama tashan , wax looma sheegin sida Caasimada oo hada cadaadis ka keenay inuu Dabageed sheego hadii kale uu iska casilayo. arintaan waxaa og bas maamulka hiiraan iyo siyaasiyiinta oon aniga la socdo.

laakin aniga siyaasi ahaan waan aqoonsanahay Guudlaawe kuma ihi mucaarad sida beesheyda marka la gareebo siyaasiyiinta sida ex hitshabelle murashax Qoono, Waare ali Osoble, Hiiraan admin. waxa qaadacay waa odayaasha iyo bulshada oo ilaa hada la kulmi la,yihiin. aniga waxaan taageeraa kacdoonka hiiraan oon u arko kacdoon ku lid ah Nabar iyo naxdin oo ah inaan shacabka hiiraan la maquunin karin iyo diyaar garow february 9. Goodax wixiisa waa awr ku kacsi waana ka xumahay inuu ugaaskeena duro oo howsha looga danbeeyo.

on Hirshabelle

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Goodax jumps on the Hiiraan resistance bandwagon

Post by AbkoowDhiblaawe »

:lol:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Goodax jumps on the Hiiraan resistance bandwagon

Post by AbkoowDhiblaawe »

Caytame
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1011
Joined: Thu Apr 25, 2019 5:05 pm

Re: Goodax jumps on the Hiiraan resistance bandwagon

Post by Caytame »

They all start singing when they no longer have nothing to lose. No principles and even worse, no balls.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Goodax jumps on the Hiiraan resistance bandwagon

Post by sahal80 »

Caytame wrote: Thu Dec 03, 2020 8:22 pm They all start singing when they no longer have nothing to lose. No principles and even worse, no balls.

:dead: he kinda figured out that Mooge wont be able to hold elections in 64 nights so he started adopting the demands of the locals and use it for his political purposes. Mooge waagaa ugu baryay when he sees Goodax shwing his true colors and talking his boob is in the interests of Al shabaab :russ:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Goodax jumps on the Hiiraan resistance bandwagon

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 03, 2020 7:56 pm
:lol: Hadii xildhibaanadii hassan shekh mid iyo labo Al shabaab ahaa xildhibaanada Mooge soo wado kurti waa al shabaab.

:dead: Fahad iyo Mooge waxay wataan barnaamaj sir ah oo dadkiu qatarta ahaa dhan looga saarayo baarlamaan ku sheegooda sida Goodax waxaa ku jira xataa Khadiijo diiriye iyo mursal iyo muudeey sheekadii wax "hami siyaasad leh ma rabno" . ciyaal yar yar ay rabeen inay ka buuxiyaan. goodax oo leh doorasha halaga heshiiyo oo dibhaloodhigo "whyo boobkooda is in the interesrs of Al shabaab" waa Mooge ha baxo oo mid ku meel gaar ah hala doorto february 9 wuxuu hor dhac u yahay mursal iyo muudey iyo khadiijo diiriye.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”