Currently, PL and JL and waqooyi refused to send their gudiyo that is why you only see Southwest and Hirshabelle and Simsaar Qoorqoor led Galmudug who finally sent them after he was paid more but the last two are not supporting mooge to go ahead with his kushubasho. while Simsaar QoorQoor acts like a mediator "to eat from here and there in Somali" Guudlaawe faces difficult situation in the Anti-Mooge Hiiraan and losing his own Abgaal wich will add insult to injury
Guudlaawe has been telling them recently that "mucaaradka are behind Hiiraan rebellion and may do the same in Jowhar so he needs respect these facts and listen to them"
i was like Hiiraan

until i saw their last statement in wich they incuded Hiiraan in their list of demands. Now they realized the only free HAG region they got is Hiiraan.

https://muqdisho.online/maamul-goboleed ... -farmaajo/
https://www.caasimada.net/xog-beesha-mu ... mid-dooro/
لنأتى الان الى زبدة الحديث
aa u nimaado hada labeenta(muhimada)hadalka
hadii PL iyo Galmudug iyo waqooyi oo hada la sheegayo in Mooge Abdi hashi wadahadal la furo ay diidaan siduu wax ku wado maxaa dhici doona? shirka beesha caalamka qasabka ka dhigtey ilaa 20ka bishan inuu dhaco u badan tahay wixii ka soo baxa hadiiba wax lagu heshiyo kuma hir gali karaan in january. waxa lagu heshiin karo waxaa ugu horeeya Gobolka Gedo oo maamulka madoobe la hoosgeeyo ama si kale hadaan u dhigo in doorashada asaga looga danbeeyo mooge markaas gobolkiisii aaba gacantiisa a baxaya taas ayaa shardi ah in madoobe soo magacaabo xubnaha JL ee heer federal iyo heer state. hadii beesha caalamka howsha la wareegto Mooge waqtigaaba ka dhici and he will be out automatocally.
hadii PL iyo JL iyo waqooyi uu ku fashilmo wuxuu isku daye inuu sadexda kale boobo.
lafta gareen kaligiis uu bilaabi rabaa xulusta "aqalka sare"
Hirshabelle iyo Galmudug oon xor aheen hadeey bilaabaan waxay keeni doontaa in mucaaradka parallel processkooda wataan taas oo keenti doonta isku dhac ciidan labada dhinac marka december waa lakala bixi doonaa. marabo inaan ku degdego sida ay wax noqon laakin hada waxaa socda abaabul hawiye waliba beelaha hawadle, ceyr iyo Abgaal iyo murusade. waxaa jira qorshe ah in baarlamaanka la qabsado kadibna free laga dhigo gudoonla baarlamaanka ooy ka tuuraan mooge kadibna mursal loo doorto madaxweyne ku meelgaar ah
laakiin waxaa muuqata habacsanaan ayagoonba hada walu ciidan dhisan. waa in ay checkpoints sameystaan intaan la soo weerarin. ama ay aadaan kaaraan iyo wadajir iyo ceelasha biyaha oo sidii Gen Xuud magaalada u soo weeararaan.
nimankaan wax isku haleynayaan sleeper cells sida indhacade iyo saraakiil badan oo abgaal ah markii la soo weeraro villa jaseera inay kuwaas kacaan.
ugu danbeyn isku dhaca wuxuu keeni doonaa in beesha caalamka new accord sameeyso kaas oo Mooge lagu ceerinayo