Mooge surrenders to PL&JL, Time for HAG reclaim Galmudug and Hirshabelle

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Mooge surrenders to PL&JL, Time for HAG reclaim Galmudug and Hirshabelle

Post by sahal80 »

Horta niyahow anaga reer Hiiraan waa idinka horeynaa ma ogtahay waxaan nahay fuley xantiisa ma mooga macnaha waaka waa ka war heenaa waxa nalaga damacsanyahay maybe faalkii afaafiil :lol:
waxaa week ka hor suuqeena jirtay in Doorashada Baladweyne ka dhici doonin oo Xildhibaanadeenii Ugaaska ka codsadeen inuu cadeeyo mawqifkiisa maadama waqti ku socdo si hadii uu diidaneen Jowhar u aadaan hadii kalana dhahaan ma aadi karno. waxaan u heestey arintaan inay la xiriirtay shaqaaqda baladweye ka dhacdey laakiin waa arin la xiriirta JL si aysan doorasgada gedo uga dhicin awalba mooga saas uu ka damqcsanaa in xildhibaanada reer Gedo uu gacanta ku dhigo ee kama aheen in deegaamada doorashada la daadajiyo(decentralization) oo aheed fikrad aan taageersanaa.
hadii Gedo aan lagu qaban karin doorasho maxaa inta kale loo tuuraayaa?

maalin dhaweed wax ka qoray golfyare. hada waxaa lagaarey intuu rooble PL joogay in arinta Gedo looga hadlo shikra Xamar ka dhici doona dhamaadka bishan ee la isugu keenayo madaxda Somalida shirkan ayaa lagu badalayaa qodobkii labo goobood inay ka dhacdo doorashada oo makaas xildhobaanada JL kurti la hoos geynayo madoobe ayagoo lagu soo dooranayo kismaayo. taa badalkeeda wuxuu rooble codsadey in PL iyo JL soo gudbiyaan xubnaha gudigooda. deni waaka caga jiiday ilaa gudigii hore askarta laga saaro, arinta Gedana la soo hor mariyo oo shirka kadib gudiyada la sameeyo hadana wuxuu u socdaa madoobe. askarta waa laga saarayaa laakiin Qoorqoor iyo Guudlaawe ayaa u baahan in lala qalibo doonta si aysan ugu afduubin xildhibaanada mooge.

heshiiska ceyriinka ah ayaa ka dhigaya Gedo Gobol Xamar laga maamulo laakiin aan doorasho ka dhici doonin laakiin ciidanka iyo maamulka ay hoostagaan Mooge inkastoo adminka Gedo uu wali madpobe ku dhegan yahay laakiin Guul weyn ay u tahay in nuu Doorashada JL kaigiis maamulo oo Kismaayo laga dhigo

Rooble wuxuu meesha ka saarey mugdigii iska hor imaadka iyo parallel electionkii now the ball is in Hiraab court. hadiinan guudlaawe iyo qoorqoor iska qaban karin dhibka waa dhiniciina!

JL iyo PL waxoodii waa heleen waxaa Mooge ku gorgortamayo waa Jowhar iyo Dhuusamareeb iyo baydhabo.

hal dabin ayaa mooge u haray. agreed upon election processka wuxuu bilaabmaa january hal bilna laguma dhameyn karo waxaa dhacee in sharciyada ka lunto bishaas markaasna wax maqlaayo maleh and there will too many cooks in the kitchen like Mursal. sida wax u muuqato cadaadiskii beesha caalamka doorasho inay dhacdo waa suurtagalin karaa but not before february 9 Mooge will ne gone like hassan sheekh and shariif.

https://m.facebook.com/story/graphql_pe ... poserInput


https://www.caasimada.net/df-oo-diyaar- ... oorashada/


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Mooge surrenders to PL&JL, Time for HAG reclaim Galmudug and Hirshabelle

Post by sahal80 »

Mooge haduu jiiradaan luuqluuq maroow bilaabo asagee u darantahay 55 maalin ee u hartey aan kaga dilaynaa intuu ka noqonayo former president gudiyada iyo waqooyiga waa in loo dhanyahay. waxaa la sheegooyaa in Gedo wasiirka Gudaha uu u socdo markuu hiiraan ka soo noqdo qaab villa wardhiigley loogu hoos geenayo laakin Doorashada waxay ka dhacee Kismaayo. waa maxay sababta in Gedo hadii Doorasho ka dhaceyn Mooge ugu dhagan yahay? Dadkaan dagaal aa la galiyay waxaa loo sheegay in Madoobe soo noqonayn marka fashilkii ayaa lagu qarinayaa si rajada loogu si dheereeyo in duqa soo noqon doono.

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”