Hassan Daahir; "Beesha Farmaajo xukunka waa laga takooridoonaa hadii marlabaad fidno dhacdo" !

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Hassan Daahir; "Beesha Farmaajo xukunka waa laga takooridoonaa hadii marlabaad fidno dhacdo" !

Post by sahal80 »

don't shoot the messenger im just posting that why i put between two quotation

what he said laakin waxaa qabaa fikrad aan qabiileysneen laakin ka ag dhaw midan oo wadanka ciraaq ka dhacdey

Qaladka USC iyo SNM sameeyeen waxay aheed inay Faqashtii hawiyaha iyo Isaaqa iyo Samaroonka faraha ka qaadeen. Cabdi Qaasim waa faqash, Daahir riyaale kaahin waa faqash. wadanka curaaq waxaa laga mamnuucay faqashtii bacthiga oo dhan haba u badnaadaan kuwa sunna ah laakin waxaa la mamnuucay kuwii shiicada iyo kurdida sidoo kale. Farmaajo wuxuu ka tirsanaa taliskii kacaan maaha nin qaba fikrad diimoqoraadiyad iyo federalism marka dhibka jira waa dad asaga la mid ah oon la baarin haba ahaadaan hawiye. nin buugiisa ka muujiyay cuqdad uu u qabo isaaq, mj iyo abgaal waa nin siyaad barre soo aabibiyay. madaxweyne ma noqon karo shaqsi cuqdad beel u qabi kara. wuxuu kaloo aaminsanyahay in la dumiyo meel kaste oo hal qabiil ku awood badan yahay sida Hiiraan ilaahaa na dhaafiyay maahane barnaamij qatar ah uu nala damacsanaa maadama baladweyne iyo hiiraan guud ahaan hal qabiil ka taliyo ooy ka duwan tahay Xamar. maxaa keenay in Baladweyne lacaga cabsado more than Xamar? waa hal qabiil 75% sudaa darteed waxay abuureen waxay ku sheegeen "Xaqsoor' oo ah "14 qabiil" oo magac ahaan hiiraan isugu qora.

Qof saan u fakiraya oo jiran Simalia hala ka qabto mid la mid ah mardanbe koleey kani galbey!



http://news.bbc.co.uk/1/hi/8461275.stm



https://en.m.wikipedia.org/wiki/De-Ba%27athification



  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”