and you have so called analyst here saying parliament will take over on 8th February



Mahdi guleed said the same, President and Parliament will continue to work. the Garowe conference was a big win for the Somali government
Moderator: Moderators
That would mean some mucaarad fanboys here would have to reset their countdowns & redo their predictions.Mursal ayaa ku jawaabay in aysan dhaci doonin wax ka duwan wixii dhacay sanadkii 2016-kii, xilligaas oo dowladdii Xasan Sheekh ay bilo dheeraad ah ku darsatay mudadeedii xil-heynta.
“8-da Febraayo wixii 2016-kii dhacay ayaa dhacaaya, waad la socoteen baarlamaankii xilgaas waqtigiisu waxuu ku ekaa bishii 8-aad, waxayna shaqeynayeen ilaa bishii 12-aad, madaxweyne Xasan Sheekh-na lix bilood ayuu sii joogay xukunka, waxuuna ku joogay sharci lambar 20 oo isagu uu saxiixay, marka 2016-kii sidii uu ahaa Xasan ayuu 2021-ka ahaa nayaa Farmaajo,” ayuu yiri guddoomiye Mursal.
https://www.caasimada.net/xasan-sheekh- ... -febraayo/