Laandheere Baladweyne yaa u dhawaan kara!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Laandheere Baladweyne yaa u dhawaan kara!

Post by sahal80 »

Laandheerest south-central city 8-)

kama hadlin arinta baladweyne laakiin laangaabyaal badan oo hawiye kor saar ku ah dhan kaste wakhaasatan ciidamada hadana godka dheer ee qashinkooda ku tuuri rabaan ooy mardanbe dib uga soo gacan qaban doonin oo sheeganaya itoobiyaa noo qabanee baladweyne kkkkk

Baladweyne is not like your towns this is 75% one qabiil town and the rest 25% are pro al shabaab marka hal irid oo laga galo ay leedahay oo lagana baxo. maaha dad laga dhex qaraaban karo.

Baladweyne mandateka amisom waxaa leh jibuuti malaha itoobiya amarka jabuuti ay ku socdaan itoobiyaanka jabuutina ma dhageysanayso mooge

i was watching live that day. Dabageed oo ku dhacay dhiikar oo sakaraad ah iyo Gen mukhtar oo ciyaal ku jufo ah isku soo misawiray oo tuulo ku dhaw tan Gen xuud ka yimid ayaa waxay qabeen cabsi in banaanbax la sameynayo oo Gen xuud kadib soo galayo. ciidamada amisom ay weydiisteen inay jidka u xiraan(nasiin wanaag ciidanka ma ogolo isku dhac maadama ay tolka yihiin 90% waxay qabaan bas hirshabelle police)

maadama djibouti sidoo kale isku dhac ogoleeyn ayay xoogaa itoobiyaan la jooga horey u soo wateen jidadkey xireen waliba meesha jabhada ka soo gasho. mudo saacad gudahooda daakaaa ku soo xoomay waa iska baxeen.

yaa xabadaha furay? ilaalada dabageed. dadka waxay ka soo baxaan gees ka gees iyo dhexda magaalada jidadkana waa xireen taas waxay galinee cabsi askarta iyo policeka oo bilaaba dib.ugurasho. markey galeen xarunta booliiska iyo maamulka ay ka dabagaleen meeshaas ay xabadaha ka fureen. marka AAW waa saxsantahay maaheen amisom ama itoobiye markaas maba joogin.

mudaharaadkii maanta waxaa la soo daayay activistskii xuud taageersanaa.
see how big Hawadle capital is mashallah


watch police retreating to the city adminstration where they started firing at people


at Dabageed office he scared for his life so ordered them to fire at the peoole


freed activists
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Laandheere Baladweyne yaa u dhawaan kara!

Post by Voltage »

That's between you and Irir/Hawiye Samaale (Gaaljecel, Baadicadde, Jajeele, Jiidle, Sheekhaal, Udeejeen etc). :up:

We don't live in Beled-Weyn nor have even 1% political concern or consideration.

Furthermore, all your specific issues are strictly Hawiye/Irir Samaale disagreements.

I listed those Beled-Weyne concerns, but also:

-Bulo Burte: between you and Hawiye Samaale (Baadicadde)
-Matabaan: between you and Hawiye Samaale (Cayr)
-Baadiye for grazing: between you and and Irir Samaale (Dir)
Anything south of river Shabelle: between you and and Hawiye/Irir Samaale (Saransoor)
Hirshabelle: between you and Hawiye Samaale (Abgaal)


I don't know where your priorities are, but they aren't here.

But we all know of course your entire expired strategy is based on irrelevantly using us to district attention from the people whose rights, equity, and ownership you are actually errasing and targeting.

Your topic does nothing to Marehan.

Nice try using us----to marginalize other Hawiye. :up:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”