
ok waa la socoteen xogteenii kulankii garowe inuu ka danbeyndoono shir kale oo meesha ka saarey gudikusheegii Mooge oo sheegay inay bilaabayaan doorasha aqalka sare between 6 to 14 january kkkkk
Shirka cusub oo lagayaabo inuu garowe ka dhoco wuxuu dhacayaa bartamaha bishan cusub ilaa dhamaadkeeda oo heshiis waqti lumis lagu gaarayo
horey waxaan u sheegnay in mursal iyo qoorqoor ay cashar ka barteen Kheyre ooy rabaan in inta Mooge ka dhacayo ay ka gambistaan. hadaba waxaa lagu heshiiyay in doorashada baarlamaanka dhan meesha laha saaro waana qodob u fiican mursal iyo mucaaradka iyo JL iyo PL. shirka soo socda ayaa new new timetable loogu sameyn oo bilaabmaya february. mooge oo ku fashilmay inuu qabto doorasho hal dhinac ah wuxuu hada qiil ka dayayaa process wadar ogal ah in bilaabo ka hor february 8 si uu u sii joogo inta doorashada madaxweynaha ka dhaceyso laakiin february markii la gaaro waxaa ka hoos bixi mursal iyo simsaar qoorqoor oo lacagtiisa horey uga qaatey Mooge. waxaa imaanaysa in baarlamaanka howsha la wareego mooga waa dhici laakin baarlamaanka waa sii jiri karaa.


listen to my mp Jundi explaining the difference between 2016 and now at 11:00 howsha waxaa wadey baarlamaanka iyo gudi madax babaan hassan sheekh shuqul kuma laheen doorashada baarlamaankana september ay bilaabatay xiligeedii.