
Al Samataliyah waa ku qaldameen waakaas hada magaalada dhex jooga. Gen wuxuu la wareegi rabaa magaalada february 8 in a bloodless coup dabageed ama waa iscasili ama waa laga misaafurin. wareysi uu shaley bixiyay wuxuu dhahau qurbo joog soo socota iyo waxgaradka aa iga codsadeen inaan bil dib u dhigo qorshe maamul hiiraan loogu sameynayo
inkaatoo aan pro Hirshabelle admin ahay laakin si looga hoos baxo federalka uu Mooge horjooge u yahay waa taageersanahay inay dadka isku tashadaan sidoo kale babaadir state isku tashato, Jowhar la xoreeyo markaas kadib aan isku soo noqonaynaa.
Hiiraan horyaalka kacdoonka HAG!
Al General right now in Baladweyne
The Holy man of Hiiraan.