
Mooge Macashii HAG uu u bartey marka i hope inuu isla meeshiisa ku dhinto
Nin aan walaalihiis Madoobe iyo Deni la heshiin karin ayaa raba inuu rag shishiiye ah wax ka helo
xaqiiqatan la ma yaabaayo waayo HAG aa ah مستباحة الحرمات dad aan ood la heen iyo al baab xiran oo la isaga soo galo
inkastoo QoorQoor uu waday film uu culeyska isaga lee xinayay Gedo inta waqtigiisa ka dhamaanayo si si uu uga badbaado siyaasiyiinta HG hada Mooge wuxuu la soo shirtagay haku noqon Garoowe faraha kala bax sheekada kablalax waxaan xal ka gaareynaa arinta gudiyada askarta aheed iyo qadiyada matalaada waqooyiga ee cabdi xaashi marka labadaan la xaliyo bilaaba doorashada

thanks for wasting the last month!
wax FMSka u dhameen lama qaban karo
macangag Mooge got only 29 cisho faragalinta beesha caalamka filo dhawaan intii shirkii fashilmay ee FGS-FMS dhacayana dooda doorashada waxay usku badali ma aqoonsanin Mooge.