Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
Moderator: Moderators
Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
Maamulkii Madoobe la hoos geynn lahaa maa la diyaarinooyaa.
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops back to Gedo
The new governor is Ahmed Buulle who was Mucalimo's Luuq mayor sahal wuu waashay 

Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo

Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
muhiim maaha cida badaleysa suaasha waa maxaa loo badalay xiligaan. horaan u sheegay qorshe naamul ahmed madoobe hoosta oo lagu badalayo macalimow. Mooge saaxibtinimo ma yaqaano nin dhan oo gobol u dagaalamayay xataa si xun aa looga qaadey magaciisa lama sheegin kan cusub bas aa la sgeegay waxaana lagu eedeeyay inuu howshiisa dayacay warqad askari ah oo ali juba akhniraayay.
TVga "qaranka" oo soo daayay shirkii golaha wasiirada ee JL
TVga "qaranka" oo soo daayay shirkii golaha wasiirada ee JL

Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
"labadii sir u heshiisa, caad bay u coloowdaa" 
ninkii af soomaali garanaya wuu fahim.

ninkii af soomaali garanaya wuu fahim.
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
Caytame wrote: Thu Jan 14, 2021 11:23 am "labadii sir u heshiisa, caad bay u coloowdaa"
ninkii af soomaali garanaya wuu fahim.

Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
awalba khiyaano qaran bay heshiis ku ahaayeen, illahay baa baas dhex dhigay.
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
damn i posted in the wrong thread
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
waa ku daba jirnaa arinta ka soo cusboonaatey Gedo laakin ilaa hada waxay u muuqataa khilaaf dhaqaale labo garab ooy kala hogaaminayaan mocalimow iyo kulane jiis isku heestaan. Kulana jiis ragiisa nabad sugida ayaa la wareegay dhaqaalihii maamulka bal kawaran boqol jeer aan sheegay xukunka askariga ah ee ka jira Gedo iyo dhowr jeer oo lagu toogtey dad aan la maxkadeen dad saan ah Xamar ma la qabsan karaan and the rest of Somalia?
maxaabiis maxkamad la,aan la toogtey. just fiiri sida ay ula dhaqmeen macalimow ninkii dhamaa ee role modelka u ahaa waa loo quuri waayey in mudane hebel la dhoho oo laga wareejiyay
https://www.google.co.uk/amp/s/www.bbc. ... 713936.amp

- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5560
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
Ustaad Sahal shows no sign of let up on his determination to punish with interest Somalinet ilkoyars for their excessive jubilation in the recent Farmaajo-orchestrated coup that led to the overthrow of the democratically elected president of Hirshabeele, Waare.
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
barbarossa wrote: Thu Jan 14, 2021 11:20 pm Ustaad Sahal shows no sign of let up on his determination to punish with interest Somalinet ilkoyars for their excessive jubilation in the recent Farmaajo-orchestrated coup that led to the overthrow of the democratically elected president of Hirshabeele, Waare.

Wajiga xaqiiqada ee loolanka Gedo aa soo baxay oo hada ka hor ka hadley. waa yaabi jiray sidee ku dhacdey in kun ciidan oo xamar laga qaadey Gedo loo diro? bc most of the locals are pro JL. marka ninkii dhamaa oo maxamuud sayid lagu la dagaalamay hadii saas loola dhaqmay mooge oo 3 usbuuc u hartey maxaa u malaynee they r going to support JL admin more and more. ex govornor Canjeex replaced him so he can fight againt maxamuud sayid all same reer. sidee caqli gal ku tahay inay Gedo JL hogaamiso ayadoo hal reer isku dilaayeen hadii askartii kulane iyo mooge ay kuwii difaacayay saas ula dhaqmeen? war dekada Kismaayaa aduunkii dhan yaalaa markaasaa canshuurtii gobolka isku heesataan

"Xaqiiqadii loolanka Gedo wuxuu u dhaxeeyaa beesha mx ma aha mid OG vs Mx iyo mx vs kablalah sida la dhoho. Beesha mx aad ay u qeybsantahay qeyb galgaduud degta oo hawiye is dhex galeen sida saacid iyo Farmaajo oon aqaan sheekadooda iyo nimanka seediyaasha u ah oo siyaasada ku soo darey ayadoo markaas hawiyaha ka cararayeen raysulwasaare xoogan oo PL oo kheyraadka garoowe iyo boosaaso wax ka siiya waxaan hayaa video oo fartaag consultancy oo ex pm ccc u ahaa kalkaaliye kaga sheekaynayo sida ala sheekh ugu badalen mx booskii mj oo ah kuwaan waxba naga leexin karaan ama malaha regional interests waana soo galin cajakadaas meeshan waana kuu sheegi daqiiqada waana nin mx ah
kooxdaan reer Galgaduud waxaa ka soo horjeeda beelaha u badan Gedo oo ah more pro daarood sida jufada yuulka iyo fartaag iyo jufada maxamuud sayid oo u badan pro madoobe dagaalka labada dhinac ee JLna ayagaa kala hogaaminaya sida maxamuud sayid, ahmed daqre, kaliil iyo ugaas mohamed ugaas hassan yarow dhinaca kalana waa macalimu, canjeex marka waxaaba la dhihi karaa waa dagaal hal jifo u dhaxeeya iska daa mx oo dhan
waxaa ku xigta jufada janan oo ah very pro madoobe reer dolow waligeed ayay JL taageersaneed markii ay Gedo ka jireen sadex admin oo kale nooc ah mid JL ag mid ahlusunna ah oo wax ka saxiixdey JL sida aw libaax iyo mid Dawlada Xamar taagersanaa"
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
# Imisaan ka daa nidhi
Imisaase loo digay
saw may dareensanayn
Xaqu inuu dilaaciyoo
Daacadi kobteedii kolla inaanay ha tagihayn
Imisaase loo digay
saw may dareensanayn
Xaqu inuu dilaaciyoo
Daacadi kobteedii kolla inaanay ha tagihayn
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
waa ma maxay sababta Baladxaawo munaasavada uga dhacdey aaway xaruntii maamulka ee Garbahaarey? Ninka waa la soo qafaalaa modaa xamarna waa loo sii wadaa

- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: Gedo News thread; Mucalimo rebels against being fired, Janan troops inching closer to baladxaawo
Moalimu is a bigger threat now than ever. He's civilian role is over. I'll leave there. Xilka was meerto

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 432 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 5 Replies
- 448 Views
-
Last post by sahal80
-
- 6 Replies
- 1222 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 7 Replies
- 919 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 5 Replies
- 697 Views
-
Last post by gurey25
-
- 13 Replies
- 1116 Views
-
Last post by Jimbie
-
- 2 Replies
- 437 Views
-
Last post by COSTA
-
- 13 Replies
- 1414 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 19 Replies
- 2058 Views
-
Last post by original dervish