Page 1 of 1

Aaranjaan says the false A4 paper Somali Shillings should work in Buntlands market

Posted: Sun Jan 17, 2021 7:03 am
by bashe19




Cudurka gala fardaha hadii laga gubo dameer dawada lama gaarayee, weli wa qaribaaad.
Shillinka la leeyahay hala socodsiiyo waa wada false, waa xaashiyo A4 ah oo foto copi lagu rogay Aaranjaan baa sameystay, ayagii ba layiri xal keena Faroole wuxuu leeyahay bangiyaga iyo ganacsatadu waa iney qaatan, xaashiyo faalse ah yaa qaadanaya?

:lost:

Re: Aaranjaan says the false A4 paper Somali Shillings should work in Buntlands market

Posted: Sun Jan 17, 2021 11:25 am
by bashe19

Re: Aaranjaan says the false A4 paper Somali Shillings should work in Buntlands market

Posted: Sun Jan 17, 2021 1:07 pm
by gobdoon
You Marexan right, deganka Marexan maxa ka qabateen intad Puntland oo nabad iyo horumar 30 sano ka shaqaynaysa, xaasid nimo iyo masayr wa dhaqan xaawaley