Page 1 of 1

The leader of council of presidential candidates backs holding confce at a time mooge struggles to handle the situation

Posted: Mon Jan 18, 2021 8:28 am
by sahal80
Shiikh Shariif oo ka soo noqdey Dalka Sudan oo labo week kulamo sir ah kula qaatey mukhaabaraadka Sudan iyo Masar sidoo kale heesta taageerada Kenya iyo Djibouti jiiraadaan aad uu u qodan yahay malaayiin ku filan waa helay.

wararkii ugu danbeeyay waxay sheegayaan in Mooge aad uga cararayo shirka beesha caalamka garwadeen ka tahay saa darteed inta badan u tanaasulay ahmed Madoobe sida in maamulka gobolka Gedo la hoos geeyo arintaan oo ku tusinaysa in sababta ugu weyn ee macalimow loo buriyay ay aheed in Madoobe lagu raali galiyo inkastoo scapegoat loogu sameeyay arimaha canshuurta waana sheegay isla maalintiiba bilo ka horna waa sheegi jiray. sidoo kale waxaa tanaasulka ka mid ah in janan iyo ciidamadiisa ay ku soo noqdaan Gedo oo toos JL ula wareegto maamulka gedo.

laakiin waxaan filaa inuu waqtiga ka dilayo axmed madoobe waa ogyahay the root of all evil waa Mooge maaha Gedo saa darteed 10 iyo dhowrka maalin ee u hartey ma umalaynayo inuu soonka iska jabin doono :lol:




yesterday news.

"PostSun Jan 17, 2021 1:59 pm

Mooge oo ka cararaya inay beesha caalamka u taliso hadii kurti lagu casumo shirka ay wadaan oo ay xal u heleen arinta gedo iyo gudiyada iyo waqooyi ayaa isleh gorgortankii ugu danbeeyay la gal madoobe iyo deni oo gudiyo u xilsaaray in marka hore ay ka heshiiyaan arinta intaas ay ba 20 maalin ku dhanaanee"





in detail


Re: The leader of council of presidential candidates backs holding confce at a time mooge struggles to handle the situat

Posted: Mon Jan 18, 2021 4:07 pm
by sahal80
macangag mooge is doing big favour for us he is refusing to come to the negotiation table before it's too late when he will be former president in 19 days. he surrendered to Madoobe but the later has set big trap for him what it's? Ciidamadii Janan ayuu mooge ogolaadey inay ku noqdaan balad xaawo iyo doolow. Madoobe iyo Gen Darwiish oo ahaa ninkii hogaaminayay dagaalkii hiiraale looga saarey kismaayo 2013 waxay wadaan qorshe ay labadaas magaalo ka weerari doonaan Garbahaarey ka hor doorashada oo qalalaaso weyn ka dhoco waxayna diyaarinayaan ciidamo cirka looga soo qaadayo kismaayo oo doolow iyo baladxaawo laga soo dajinayo waa markuu dhaco kadib inta ka horeysan saas waqtiga looga dhameeyo markaas maba iska caabin karo ileen sharciyad maheesto. road map scenario ay furee maadama meel heesan.
:dead:



Re: The leader of council of presidential candidates backs holding confce at a time mooge struggles to handle the situat

Posted: Tue Jan 19, 2021 6:04 am
by sahal80
Beesha caalamka train has left the station mooge waa laga tagay this is in his last two weeks what do you think after february 8
:dead:






if no agreement soon then my old theory current parliament scenario will be the alternative option!






Re: The leader of council of presidential candidates backs holding confce at a time mooge struggles to handle the situat

Posted: Sat Jan 01, 2022 4:22 pm
by SultanOrder
Failed Predictions:

1. Gedo comes under Ahmed Madoobe
-- Janan takes over with his militia
-- IC gives it to Madoobe

2. IC will abandon Farmaajo after Feb 8
-- Road map scenario

3. Parliament will elect a new President if no Agreement
-- Same parliament will pass 2 year extension in a few months

One year later

:lol:

Re: The leader of council of presidential candidates backs holding confce at a time mooge struggles to handle the situat

Posted: Sat Jan 01, 2022 4:31 pm
by Murax
Lol Sahal you are wishing ill for Gedo but it’s safe, and it’s people are heshiis Bi Manni Alllahi wa karameh. May Allah protect them from your evil eye. Sadly Beledweyne is not, and people there are dying. I’m not going to post video of it because that would be low, and this isn’t FKD. Nontheless you should make dua for their peace instead of wishing ill on others Allah is Raheem