Page 1 of 1

Salaam, yaa nool? yaa dhintay?

Posted: Wed Jan 20, 2021 6:28 am
by KingWaslawi
Meeshani waa iska sideedii, fijaanjo bigays ah ayaa lagu cabayaa!.

Re: Salaam, yaa nool? yaa dhintay?

Posted: Wed Jan 20, 2021 4:48 pm
by LeJusticier
KingWaslawi wrote: Wed Jan 20, 2021 6:28 am Meeshani waa iska sideedii, fijaanjo bigays ah ayaa lagu cabayaa!.
xaalku waa jamjam

Re: Salaam, yaa nool? yaa dhintay?

Posted: Thu Jan 21, 2021 3:15 am
by kaliil
Salaan qaaliya kingwaslawi. Mujaahid kaliil wuu noolyahay. Adigu xagee ku maqnayd dhawr sano laguma maqal e?

Re: Salaam, yaa nool? yaa dhintay?

Posted: Wed Sep 07, 2022 1:03 pm
by LaY-D_LicK
waan jooga