waxay noqonee laba mid inuu dhaho baarlamaanow bla bla sadexda maalin ee ii hartey beesha caalamka waa diidnay warkeeda ii igolaada inaan sii jirayo inta doorashsda madaxweynsha ka dhaceyso
ama "waa is casilaa "
mr macangag ma u malaynaayo inuu is casilayo ka hor inta beesha caalamka ka talo bixin 100% markii la dhoho doorasho xor ah oo marjic u ah madasha madaxweynayaasha si uu uha cararo xabsi. waxaan filaa inuu dhaho hala ii sharciyeeyo inta madaxweyne laga dooranayo inaan ahay madaxweyne wax aan waxba aheyn inleen talo maba haayo. wuxuu noo abuuri khilaaf cusub oo asaga looga taqalusayo

