DEG DEG-Guddiga dhismaha Maamul Goboleedka Banaadir State oo lagu dhawaaqay
Moderator: Moderators
DEG DEG-Guddiga dhismaha Maamul Goboleedka Banaadir State oo lagu dhawaaqay
Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa maanta dhisay ‘Golaha Samata bixinta Qaranka’, oo ay sheegeen inuu yahay Gole badbaadinaya haddii dalku meel halis ah ku dhaco, kadib marka ay dhammaato xilliga dowladda hadda jirta.
Waxay kaloo Odayaashani ku dhawaaqeen in la bilaabay dhismaha maamul Goboleed uu yeesho Gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya-murtiyeed kasoo baxay shir ka dhacay Maanta caasimadda ayaa lagu sheegay in lagu ansixiyey Dastuurka Maamul Goboleedka ‘Banaadir State’ iyadoo lagu dhisay Guddiya Farsamda ee Diyaarinta maamulkaasi cusub iyo Guddiga Marjaca.
Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ee shirkan kasoo muuqday ayaa waxaa ka mida ahaa xubno si weyn uga horjeeda madaxda dowladda Federaalka oo taageersan musharixiinta, waxayna Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyeen inay falal tacadiyo ah ka geysatay Baydhaba, Mudug, Beledxaawo, Beledweyne, weliba ay.kusii socota.
Wuxuu Golaha ka digay dowladda Federaalka inay iska dhega tirto baaqyada loo jeedinayo, ayna qaadi doonto wixii ka yimaada baalmarista Dastuurka lagu soo dhisay; wuxuu kaloo ciidamada dowladda uga digay inay lumiyaan kalsoonida shacabka, loona isticmaalin dano siyaasadeed oo gaara.
Golaha waxay cambaareeyeen ciidamada loo sheegay in lagu tabbarrayo dalalka Turkiga iyo Qatar, kadibna si qarsoodi ah loogu diray dalka Eritrea, dowladuna aysan wax jawaab ah siin waalidiintooda.
Waxay kaloo camabaareeyeen go’aannada qar iska tuurnimada ee madaxweyne Farmaajo kula dhaqmay Jabuuti, waxayna dalka Jabuuti iyo madaxweynaha dalkaasi ka raali geliyeen haddalada kasoo yeeray madaxda dowladda.
Re: DEG DEG-Guddiga dhismaha Maamul Goboleedka Banaadir State oo lagu dhawaaqay
Beesha Sade needs their Xaqq in this administration.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: DEG DEG-Guddiga dhismaha Maamul Goboleedka Banaadir State oo lagu dhawaaqay
Tell oday Xaad to give it a rest. The problem with old dogs is you really can't teach them new tricks. Kees the joke is actually on you since Sacad especially of HG already told Xaad and his minions to put a sock in it. They know how Xaad was when Kheyre was pm. 
Re: DEG DEG-Guddiga dhismaha Maamul Goboleedka Banaadir State oo lagu dhawaaqay
we knowVoltage wrote: Mon Feb 01, 2021 12:57 pm Tell oday Xaad to give it a rest. The problem with old dogs is you really can't teach them new tricks. Kees the joke is actually on you since Sacad especially of HG already told Xaad and his minions to put a sock in it. They know how Xaad was when Kheyre was pm.![]()
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: DEG DEG-Guddiga dhismaha Maamul Goboleedka Banaadir State oo lagu dhawaaqay
Xaad is a looser barking.
Golaha siyaasada iyo horumarinta danaha mudulood has been working non stop in almost a year on Maqaamka and Banaadir state. They recently built a HQ in xamar where they will operate from.
Golaha siyaasada iyo horumarinta danaha mudulood has been working non stop in almost a year on Maqaamka and Banaadir state. They recently built a HQ in xamar where they will operate from.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1304 Views
-
Last post by melo
-
- 0 Replies
- 335 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 28 Replies
- 2847 Views
-
Last post by zidane88
-
- 0 Replies
- 480 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 8 Replies
- 1043 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 739 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 8 Replies
- 1392 Views
-
Last post by Faant
-
- 3 Replies
- 765 Views
-
Last post by Somali2003
-
- 5 Replies
- 1477 Views
-
Last post by CoolPoisons
