Page 1 of 1
Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Wed Feb 03, 2021 3:35 am
by sahal80
Shirkii haduu furmay ayadoo kurti joogaan laakin wali koow iyo labo ma joogo
waxayaabaha shirka dheereyn doona; Agendayaasha, PL iyo JL oo rabo inay Xulufadooda cabdi xaashi iyo opposition ku soo biiraan, gorgortanka mooge ee banaadir inaysan agendaha ku jiri karin maanta iyo bari intaas ay ku dhamaan jimcanaha waa maalin fasax waa inoo sabtida iyo axada mondeyna waa february 8 markaas ooy villa wardhiigley "noqonayso guri caadi ah"
February 8 mooge wax card ah oo gacantiisa ku jiri doona maleh wyxuu la mid noqon shariif iyo xassan Sheekh oo ka soo qeyb gali shirka haduu mooge cararane meel ma geynayso.No extension no interim government is the new slogan of beesha caalamka waxaan filaa in ugu danbeyn Mursal ka soo qeyb galo oo asaga howsha lagula xisaabtamo.
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Wed Feb 03, 2021 4:34 am
by sahal80
reer waqooyi waxay ku jogaan 4.5 maadama ay odayaashooda direed qeyb ka ahaayeen shirkii carta waxaa u daliil ah inay qabiil ku joogaan nothern harti kuma jirto this "SL" they referring to they r part of PL i kaste oo Abdi wali Gaas oo kaashanaya mahiga uu SSC UNka ku qoreen inay dusputed region tahay si ay maamul u sameeysan
FGS & 5 FMs weeye dawlada Somaliya kuma jirto Somaliland laakiin inta la kala baxayo ayay qabiil ahaan uga tirsanyihiin. Somaliland Somalia ma ka tirsan tahay waa laga doodi karaa laakin kama tirsana FGS.
suaal aa marka taagan; hadii intii yareed ee Dir clan ku joogtey loo diido inay is matalaan sooma fogeynayso rajadii laga qabay SL? pointgaas ayaa waxaa isticmaalay muuse biixi in koonfur aysan dhaweyn.
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Wed Feb 03, 2021 5:51 am
by sahal80
shirkii oo fashil ku biloowdey kadib shirkii jaraaid ee uu qabtey Cabdi Xaashi ayadoo madoobe iyo Deni ka istaageen hadaan jadwalka lagu soo darin Cabdi Xaashi iyo QoorQoor oo dhahay "listiga casumaada mooge kuma jirin"
Mooge asagaaba ugu liita ee Muxuu casumaa ma ninka 1,2, 3 iska soo qortay
shirka dusmareeb oo fashil ku dhamaan doona iyo PL, JL,Abdi hashi iyo opposition oo ku dhawaaqi doona dhamaaadka mudaxileedka Mooge iyo in shir qaran oo aayo ka talin ah la isugu yimaado maybe Garowe or Djibouti.
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Wed Feb 03, 2021 9:23 am
by sahal80
Jin dhagaha Xanuujiyaan isku badalay as some started getting anxiety and having a massive meltdown. keep slamming your head into the door and kicking the door to stop hearing the jinni sounds coming from inside your ears.
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Wed Feb 03, 2021 3:58 pm
by sahal80
Shirkii saaka oo mar fashilmi gaarey qodobkii waqooyi waxaa lagu qaboojiyay Cabdi Xaashi oo taleefanka uga qayb qaatey marka waxaa loo daayay garbyada waqooyi inay dhexdooda heshiis ka gaaraan waa xaashi iyo mahdi kadibna waxay ku heshiiyaan la keeno
maqribkii oo la isku soo noqdey waxaa la furey caseka Gudiyada doorashada qaarna waxay leeyihiin Caseka Gedo oo ugu adag arintii banaadir jadwalka maanta kuma jirin waxayna ku tusinee in mooge ka tahay gorgortan. wuxuu watey banaadir iyo extension koley wuxuu rabaa inuu Gedo kaga badasho laakin madoobe iyo deni marabaan in absolutely wax extension ah la siiyo ileen maba heesto wax card ah oo u harey so far maanta waa laga guuleystay.
Sheekada waxa dhici doona dhan aan idiin soo koobaa
beesha caalamka ma ogola wax farmaajo la yiraahdo after february 8 ama baarlamaan haku cararo ama yuusan ku cararin wax extension ka yeelayo ma leh talada dalka waxaa la wareegaya madal qaran(Natioonal security council/National consultative firum) saan horey u sheegay madashaaan ayaa soo saaraysa jadwalka doorashada oo noqonaysa hogaan wadareed marka hadeeyba bilaabatey xagee u carari mooge? haduu ka baxo oo uu Xamar u cararo intuun waqtiga ka dhicin waxay noqonee in laga tashado oo madasha la shaqeyso mursal. war cad soo maaha? hadalkaa iga qora waxaan aheen kama dhici doonaan Somalia. villa wardhigley guri caadi ah ay noqonee inta madaxweyne sharciyad leh soo galayo muhiim maaha haduu mooge ku sii jiro almuhim inuusan shaqeynayn
Agendaha hada waa in sadexda cisho ee u hartey dhuusamareeb looga dhameeyo mana loogu darayo ee waa waji cusub oo leh hogaan cusub oo soo saaraya jadwalka doorashada laguna iclaaminayo in mudo xileedkiisa dhamaadey. Jibril agrees with me.
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Thu Feb 04, 2021 5:45 am
by sahal80
Mooge oo ku socda wadadii is dhiibka. horey waxaan u sheegay inuu carari karin heshiis la,aan
waxaa cabsi ka jirtaa bas in marmarsiyo gudiyo farsamo shidii shirarkii hore ee dhuusamareeb la dhoho waxbaa loo xilsaarey taas oo keeni karta in shirka fashil ku danbeeyo waa in wax walbe hada cad yihiin
Goolasha Mooge laga dhaliyay so far
1-gudiyadii askarta inuu kaka diro
2-saan waa hore sheegay in Garbahaarey maamulka madoobe la geeyo amisom policena kala shaqeeyso doorashada ayadoon gudiga JLna meesha taho auadoon wax looga badalan. gudi heesta duq magaalo iyo amisom police oo Xamar laga dirayo ayagaa xildhibaanada gacanta ku haya
3-doorashada inay ku kacdo labo bil gudahood
hawiyihii banaadir ku waashey wakaas inta wazaan laga xalinayo lama soo hadal qaadayo how many times we told you this is pure gorgortan from the part of Mooge so Deni and Madoobe can leave for him some hambo in Gedo.
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Thu Feb 04, 2021 5:45 am
by sahal80
Mooge oo ku socda wadadii is dhiibka. shirka wuxuu ku haayay "afar maalin aa ii hartey ama ila heshiiya laba maalin ka hor intaan dhicin ama waa cararayaa" horey waxaan u sheegay inuu carari karin heshiis la,aan
Goolasha Mooge laga dhaliyay so far
1-gudiyadii askarta inuu kala diro
2-saan waa hore u sheegay in Garbahaarey maamulka madoobe la geeyo amisom policena kala shaqeeyso doorashada ayadoo gudiga JLna meesha tago. gudi heesta duq magaalo iyo amisom police oo Xamar laga dirayo ayagaa xildhibaanada gacanta ku haya
3-doorashada inay ku dhacdo labo bil gudahood waxaana maamulaya madal Qaran oo shirka ka soo bixi doonta taas oo meesha ka saareysa maamulka mooge
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Thu Feb 04, 2021 10:00 am
by sahal80
Most issues have been dealt with. principally Gedo is back in Madoobe hands only few points remained and the implantation
1-Gudiyada doorashada waxaa lagu heshiiyay in la badalo waa principally waxay u baahantahay in la lafa guro oo liiska mucaaradka wataan laga saaro
2-Waqooyi, Mahdi Abdi hashi uu u tagey wuxuu u soo jeediyay sheekadii qoorqoor wadey hada ka hor oo aheed inuu wax ku soo darsado abdi hashi waa diiday wuxuu rabaa in kaligiis loo daayo gudiga heer goboleed sida maamulada kale meeshaas wali lagama heshiin
Gedo; waxaa laga heshiiyay in Maamulka Madoobe lagu wareejiyo laakin waxaa la isku heestaa before or after. Madoobe wuxuu rabaa before anything sida reconciliation iyo ka hor gudiga 5 maamul ee korjoogteynaya, Mooge wuxuu rabaa in lagu hor maro reconciliation iyo guiga 5 maamul ee korjoogtada kadibna Doorashada Gedo ugu danbeyso doorashooyinka oo kuwa kale la soi bilaabo. intaas ayaa la isku heestaa.
diorashada maximum waa inay dhacdo labo bilood gudahood.
IC out rules any unilateral option.
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Fri Feb 05, 2021 6:26 am
by sahal80
according to this guy madoobe is now ready to postpone Gedo elections and admin for a month wich means in 10 march. beesha caalanka supports wholly timely elections. mooges can dream whatever they want but remember all there talk about elections with JL and PL and their askar committees releasing timetable after timetable there. there is no heshiis on this and their Mooge got two days if no agreement he is done and we gonna replace him with Mursal sp he is the one in hot water
i burst out laughing at Mooge doing reconciliation in Gedo when he gets reelcted
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Fri Feb 05, 2021 7:24 am
by sahal80
Fariinta Xildhibaanada loo soo diray xalay baan maqlay ma jecleysan laakiin inaan ku noqdo threadkii mursal dumps mooge(Mursal far aa wali iiga taagan ma naqaano waxaa jira khilaaf gudoonka asaga iyo muudey iyo mid baa diidan sidoo kale Cabdi Xaashi iyo Bukhaari ma imaanayaan ama aqalka sare) waxaan idiin ku daraa inuu mooge dhahay waa soo noqonaa maalin kadib intaas waxat ka tahay baarlamaanka hakugu daro wax ka jirana naleh markuu soo noqdo malaha sharciyad Madaxweyne maadama aan laga heshiin. axaduu rabaa inuu soo noqdo. waa ismiidaamintii ugu danbeysay wax shirka ka baxsan oo wax u tari kara maleh
alhamdulilah maanta mooge waa gacmo maran yahay.
madoobe inuu buxuu rabaa baa la sheegayaa! Wow meeshii oo lagu kala dareeri rabo!
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Fri Feb 05, 2021 9:47 am
by sahal80
dp
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Fri Feb 05, 2021 9:49 am
by sahal80
Madoobe oo dhaqaajin rabay inta shir bomb qabto ayaa Xalane laga soo wacay waxaa la wacay mursal oo khadla ku soo biiray maanta kadib ugu danbay mooge ayaa laga soo xiray iridii baarlamaanka
Mooge waa diiday inuu ka noqdo goaankaas so who needs him when you got Mursal. stay tuned!
Re: Dusmareeb conference may continue till february 8!
Posted: Fri Feb 05, 2021 10:44 am
by AbkoowDhiblaawe
Iskeerso