
sida la sheegayo Muudey baa u furaya, aqalka sarana waaka maqanyihiin waa jiraan xubno aadaya sida Mawliid oo ku cid ah laakin gudoonka ma matali karo maadama Cabdi Xaashi diiday oo war ka soo saarey
Mursal warkii beesha caalamka inuu maqlay bay u badantahay laakin horaan u sheegay in mooge diiday hal kulan ayaa dhacay oo la is fiirin karin waana ku kala tageen inta mooge macsalaameeyay oo yiri bari subax baan bixi. laakiin xildhibaanadii fariimo baajin ah looma soo dirin waxaana la filaa inuu muudey uu ahaa kii diray
waa dhici kartaa in mursal kulanka koowaad yimaado ee moogo dhahayo "xal keena dooashadii waa qaban waayey" kulanka danbe muudey furo iyo in Mursal beesha caalamka deal la galo ninkaan meelna lacag ayuu ka raadin meelna magac gorgortan kaas uu wadaa
waxaa dhici doonta in Golaha musharixiinta ku dha waaqaan parallel parallel process ooy doortaan Shariif hadaan beesha caalamka soo dhexgalin
Ciidamo qarsoodi ah ayaa Xaafadaha la wareegi raba oo hoostaga shariif iyo midawga
Beesha Caalamka Mooge waa u kala dhamaatey wuxuu yiri "intay na soo dhex gali la haayeen baarlamaanka ayaa xalaninaya"


banaanbaxyo ka dhan ah Madoobe oo Gedo laga qabanqaabinayo