Page 1 of 2
mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Fri Feb 05, 2021 9:26 pm
by sahal80
mission accomplished. Deni iyo Madoobe waqtigii waa ka dhameeyeen sidii loogu talo galay bari bas baa u hartey oo Axad ah marka bal extension baarlamaan wax ha u taro
sida la sheegayo Muudey baa u furaya, aqalka sarana waaka maqanyihiin waa jiraan xubno aadaya sida Mawliid oo ku cid ah laakin gudoonka ma matali karo maadama Cabdi Xaashi diiday oo war ka soo saarey
Mursal warkii beesha caalamka inuu maqlay bay u badantahay laakin horaan u sheegay in mooge diiday hal kulan ayaa dhacay oo la is fiirin karin waana ku kala tageen inta mooge macsalaameeyay oo yiri bari subax baan bixi. laakiin xildhibaanadii fariimo baajin ah looma soo dirin waxaana la filaa inuu muudey uu ahaa kii diray
waa dhici kartaa in mursal kulanka koowaad yimaado ee moogo dhahayo "xal keena dooashadii waa qaban waayey" kulanka danbe muudey furo iyo in Mursal beesha caalamka deal la galo ninkaan meelna lacag ayuu ka raadin meelna magac gorgortan kaas uu wadaa
waxaa dhici doonta in Golaha musharixiinta ku dha waaqaan parallel parallel process ooy doortaan Shariif hadaan beesha caalamka soo dhexgalin
Ciidamo qarsoodi ah ayaa Xaafadaha la wareegi raba oo hoostaga shariif iyo midawga
Beesha Caalamka Mooge waa u kala dhamaatey wuxuu yiri "intay na soo dhex gali la haayeen baarlamaanka ayaa xalaninaya"
banaanbaxyo ka dhan ah Madoobe oo Gedo laga qabanqaabinayo
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Fri Feb 05, 2021 11:58 pm
by Caytame
Now it is up to the opposition group to run with their parallel election if he attempts to force an extension.
hopefully, now they'll back up all the things they said or they'll look very silly.
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 12:08 am
by sahal80
Caytame wrote: Fri Feb 05, 2021 11:58 pm
Now it is up to the opposition group to run with their parallel election if he attempts to force an extension.
hopefully, now they'll back up all the things they said or they'll look very silly.

reer Xalane oo airporka ku sugaya digniina u wada. JL na shir Jaraaid ay qabanee goor dhow.
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 2:33 am
by vinshor
He is useless.
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 2:51 am
by Voltage
Low information
There was an agreement in Dhusamareb. That agreement stands. What this is about is not something I will disclose, but the agreement that I presented will be the resolution. 0% deviation.
This is called "killingnTHREE birds with the same stone."
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 4:13 am
by sahal80
Madoobe oo karbaashey Mooge uguna yeeray sidaan dhihi jiray "madaxweynaha xilkiisa Dhamaadey" wuxuuna see jeediyay in Caretaker govt la dhiso markuu kismaayo ku noqodana warka soo sasri doono ninka halka maalin u hartey uu ka wadey Aqoonsiga ayaan kala noqoneynaa. saan sheegi jiray doodii doorashada waa dhamaatey hada waa maqaamkee kula hadalnaa Mooge. hadii PL iyo JL diidaan horta Hiiraan waa laga diidi Xamar ay u taal.madoobw wuxuu dhahay 91kii meesha mataalo waa dastuur waxa ka badbaadinayo.

Posted: Sat Feb 06, 2021 4:57 am
by AbkoowDhiblaawe
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 5:47 am
by sahal80
Mursal oo ku soo koobay hawsha gudoonkiisa kana buriyay kulankii golaha falaagadii aqalka sare. taas macnaheeda waa hal aqal kuma filna mooge tankale kulankaan maaha mid goaan qaadasho waa dhageysi bas haday rabaan inay mooge taageeeaan waxay u baahantahay discussion session oo laga yaabo Axada waana dhici kartaa in Mursal diido hadii uu deal helo ama cadaadis beesha caalamka kala kulmo. so far waa tilaabo fiican haduu buriyay falaagadii aqalka sare ee mawliid hor boodayay
Wow muesal said we dont want to be part of the peoblem we want to be oart of the solution and we r not here for extension.
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 5:47 am
by sahal80
wannabe dictator Mooge calaacal uu meesha la yimid iyo quus waxaana moodaa in hadalkiisa mursal xadiday arimihii laga filayay maba galin oon ka aheen waan heshiin weynay fara shishiiye awgood iyo asagoo malaaig iska dhigaya deni ito madoobana shayaadiin ka dhigaya wuxuu dhahay dawrkiina cayaara inaan qabano doorashada firaag dastuurina ma dhici doono kama quusanayo ragaas waaba hadey mar kale ku soo hor fariistaan inleen sharciyad maba lehid aad kula hadashid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 8:32 am
by sahal80
Well done acting president Mursal
waan sheegay Mursal xakemeeyey Soomaaha?
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 8:48 am
by AbkoowDhiblaawe
sahal80 wrote: Sat Feb 06, 2021 5:47 am
wannabe dictator Mooge calaacal uu meesha la yimid iyo quus waxaana moodaa in hadalkiisa mursal xadiday arimihii laga filayay maba galin oon ka aheen waan heshiin weynay fara shishiiye awgood iyo asagoo malaaig iska dhigaya deni ito madoobana shayaadiin ka dhigaya wuxuu dhahay dawrkiina cayaara inaan qabano doorashada firaag dastuurina ma dhici doono kama quusanayo ragaas waaba hadey mar kale ku soo hor fariistaan inleen sharciyad maba lehid aad kula hadashid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wallahi i enjoyed his calaacal. Faro galin shisheeye kulahaa ma Qatar,Eritrea iyo Ethiopia ayuu ka hadlaayey
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 9:15 am
by sahal80
AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Feb 06, 2021 8:48 am
sahal80 wrote: Sat Feb 06, 2021 5:47 am
wannabe dictator Mooge calaacal uu meesha la yimid iyo quus waxaana moodaa in hadalkiisa mursal xadiday arimihii laga filayay maba galin oon ka aheen waan heshiin weynay fara shishiiye awgood iyo asagoo malaaig iska dhigaya deni ito madoobana shayaadiin ka dhigaya wuxuu dhahay dawrkiina cayaara inaan qabano doorashada firaag dastuurina ma dhici doono kama quusanayo ragaas waaba hadey mar kale ku soo hor fariistaan inleen sharciyad maba lehid aad kula hadashid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wallahi i enjoyed his calaacal. Faro galin shisheeye kulahaa ma Qatar,Eritrea iyo Ethiopia ayuu ka hadlaayey

at shisheeye when they r not with him. beesha Caalamka now cooperates with both Mursal and Hashi they r planning to hold joint session free from Mooge. they r projecting themselves as third road.
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 9:33 am
by AbkoowDhiblaawe
Howsha dhag waaye
Re: mission accomplished, in his last two days he runs to Xamar
Posted: Sat Feb 06, 2021 9:49 am
by LeJusticier