Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
Moderator: Moderators
Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
Saacad kadib tawqiitka Somalia, Farmaajo wuxuu isku badalayaa madaxeeynihii Xilkii ka dhamaadey wax awood ah ma leh
Kulankii Xalane waxaa loo sheegay in Beesha caalamka Garwadeen ka tahay arimaha caawa kabilaabato ama albaabka tusi doonaan
JL iyo PL iyo oppositionka ayaa lagu wargaliyay in Goaamadaan ay qaateen oo ahaa wixii uu diidi jiray mooge balse waxay dalbanayaan caretaker in speakerka laga dhigo ooy ninkaan u yaqaanaan former president laakin beesha caalamka ayaa leh anaga ayaa damaanad qaadeyna. arimahaan ayaa looga doodayaa madal balaaran oo mucaaradka la soo galinayo oo Xamar ka dhaceysa.
waxaa aad u xoogeysanaya optionka Mursal oo noqon doona reality hadii bari la doorto
dhanka kale Mursal ayaa si hoose ugu dhawaaqay inuu murashax madaxweyne ku sime ah noqdo oo iyo agenda sur ah oo ku hoos duugan bari ayaa waxaa dhici doona kulan uu 100ka maalin ee rooble lama yaqaano hadii mursal washamsi mooge ku qaadi doono sidii tii kheyre oo kale sababtoo ah wuxuu dalbadey in rooble maalin ka soo hir maro waqtigiisii!!
Madoobe, Abdi hashi iyo opposition waxaa miiska loo saaray
1-Hand over Gedo to madoobe
2-Hand over Waqooyi to Abdi Hashi
3-Dissolve Gudiga
4-Doorasho ku dhacada 90 maalin gudahood.

Re: Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
Finally mursal waa iskeenay habeenkuu dhacay Mooge
Last edited by sahal80 on Sun Feb 07, 2021 5:58 pm, edited 2 times in total.
Re: Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
Brother Sahal do you have any contacts with folks inside Mogadishu who knows what's happening at this moment
Re: Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
yeah i talked to some from wadajir people r celebrating or also in Baladweyne. im also following the social media Amisom is securing many buildings to avoid clashes. Shaqadoon dubbe was first to call AMISOM.BigBreak wrote: Sun Feb 07, 2021 5:24 pm Brother Sahal do you have any contacts with folks inside Mogadishu who knows what's happening at this moment

we r waiting press release from Beesha Caalamka tonight
waiting press release from the FMS. only lafta gareen refused to partake it hevwent back to baydhabo. will QoorQoor and Guudlaawe finally wake up?
Re: Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
waxaa jira three options oo laba ka mid ah ay aad u culus yihiin waxaa sidoo kale la fiirinayaa meesha rayiga u badan yahay. marka laga reebo koonfurgalbeed, PL, JL, Galmudug and Hirshabelle waxay soo saarayaan bayaan ay u badan tahayn inay ku sheegaan in Mooge xilkiisa ka dhamaadey. Mooge waxaa halkaa kaga lumi taageerada inta badan maamul goboleedyada sidoo kale wacaa tartan kula jira Mursal iyo baarlakaanka soo halkaa kama cada in Mooge cidle ku soo dhacayo?
ok let us back to the three options
1- waxaa jira optionka ah in Mursal loo dhaariyo ku sime madaxweyne waxaaba laga yaabaa inuu bari ku xado sidoo kale amisom ayaa aad u ilaalinaysa caawa amniga golahana haduu dalbado waa la wareegi karaan
Qorshahaan beesha caalamka kuma jirto laakiin baarlakaanka waxaa loo arkaa daraf sadexaad oo badbaado keeni kara
2- qodobka labaad waa in mursal sii ahaado gudoomiye baarlamaanka isla baarlamaankaana doorto madaxweynaha waxaa taageersan qaar kamida beesha caalamka iyo inta badan dalalka amisom oo ka baqaya in al shabaab baarlakaanka soo buuxiso. qorshahaan mooge wuxuu ka saarayaa meesha hadada la joogo ma sii joogayo waa dhacan yahay
3 qorshaha sadexaad waxaa wata beesha caalamka waliba james swan oo raba inuu shaqdiisii meesha ka sii wado neesha caalamka ayaa garwadeen ka ah ama arbitre badanaaba waxaa la fulinayaa wuxuu mooge diidi jiray sida Jal waqooyi gudiyada waxaa la samayni madal qaran doirashadana waxay ku dhacee 90 maalin

- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8478
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
where is voltage?
please do not hibernate very early. Somalinet needs your contribution.

^ He's "busy" writing a "book", like he was when he disappear during ahmed madoobe's election because he predicted he would be arrested before the election. 
Re: Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
Source: https://www.caasimada.net/maxaa-kasoo-b ... ucaaradka/
Maxaa kasoo baxay kulankii Mursal iyo musharraxiinta?
By Istar Cabdi Yuusuf February 8, 2021 in Warar

Muqdisho (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan u dhexeeyey xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka iyo guddoomiyaha golaha shacabka oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Kulanka oo ka dhacay hoyga guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ahaa mid uu albaabada u xiran yahay, wuxuuna qaatay muddo saacado ah.
Intiisa badan waxaa kulankan diirada lagu saaray xaaladda dalka, arrimaha doorashooyinka iyo sida laga yeelayo xil-heynta madaxweynaha, maadaama uu waqtiga ka dhammaaday madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).
Wararka ayaa sidoo kale ayaa sheegaya in midowga musharraxiinta ay guddoomiyaha golaha shacabka kala hadleen inuu qaato doorkiisa, islamarkaana uu ku sime ka noqdo dalka taas oo uu ka biyo diiday Mursal, sida ay shaaciyeen ilo ku dhow kulankaasi.
Xaaladda dalka ayaa haatan cakiran, iyada oo aanay kala caddeyn, sida ay wax noqon doonaan, maadaama lagu heshiin waayey doorashada dalka ee 2021-ka.
Si kastaba beesha caalamka iyo dadka ordosa arrimaha siyaasadda ayaa ka digaya in dalka uu galo firaaqo dastuuri ah, kana dhacaan qalalaase siyaasadeed oo horleh.

Beesha Caalamka oo cadaadis saartey aqalka sare iyo FMSka inaan la soo saarin ka rin bayaano taas waxay keentay in Madoobe kismaayo ku noqdo nin walboow yeelkaa waa arkeynaa wuxuu dhihi doono. PL waxay mooge ugu yeereen madaxweyne hore sidoo kala murashixiinta
Mooge oo faramaran ayaa aqbalay in James swan howsha la wareego kulankii xalane shaley
if this happens
James will hand over Gedo to Madoobe
will hand over dirta waqooyi to Abdi hashi
will dissolve the disputed committes
is there anyone more khiyaano than mooge wuxuu isku darsadey khiyaano iyi dulinimo markaste shisheeyaa u taliya soo dhawoow managantii Swaneey!
waxaa la dhisi doonaa madalad qaran mooge marti uu ka yahay
waa sida ay wax ku wadaan beesha caalamka kama hadlayo waxa ay wataan JL iyo PL iyo opposionka iyilo mursal
https://muqdisho.online/beesha-caalamka ... a-iyo-dfs/
Mooge oo faramaran ayaa aqbalay in James swan howsha la wareego kulankii xalane shaley
if this happens
James will hand over Gedo to Madoobe
will hand over dirta waqooyi to Abdi hashi
will dissolve the disputed committes
is there anyone more khiyaano than mooge wuxuu isku darsadey khiyaano iyi dulinimo markaste shisheeyaa u taliya soo dhawoow managantii Swaneey!
waxaa la dhisi doonaa madalad qaran mooge marti uu ka yahay
waa sida ay wax ku wadaan beesha caalamka kama hadlayo waxa ay wataan JL iyo PL iyo opposionka iyilo mursal
https://muqdisho.online/beesha-caalamka ... a-iyo-dfs/
Re: Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
some one fix this site
Last edited by sahal80 on Mon Feb 08, 2021 5:24 am, edited 1 time in total.
Re: Garwadeenka beesha caalamka vs acting prez Mursal who may get elected tomorrow by the parliament
some one fix this site
Last edited by sahal80 on Mon Feb 08, 2021 5:25 am, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1802 Views
-
Last post by NoAngst.
-
- 5 Replies
- 675 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 1 Replies
- 607 Views
-
Last post by sahal80
-
- 12 Replies
- 1317 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 569 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 12 Replies
- 1209 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 1035 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 2 Replies
- 509 Views
-
Last post by paperino
-
- 19 Replies
- 1568 Views
-
Last post by sahal80