
warbixintaan ma maqal laakiin sadex wax ayaan maqlay 1: in doorasha looga danbeeyo maamul goboleedyada waliba JL ineey maamusho doorashadeeda taas waa loo balan qaadey Madoobe laakin ma ogeeyn gedo lago talo baxay oo kismaayo lagu dooranayo waana suurtagal maadama awooda gobolka la isku hayo madoobe can wait for two months to restore back Gedo
waqooyi 50/50 waa diideen soomaaha tii garoowe iyo tii dhuusamareeb. 11 xubin ay 3 u ogolaadeen bas Abdi hashi
waqooyi iyo JL waa ku jabay mooge
arinta kale een la socdo waa buuq ka taagan maqaamka mooge ayadoo JL iyo PL rabaan in shirka Xalane ka dhoco at the invitation of beesha caalanka iyo Mooge oo leh anigaa Xamar ku qabanaya ayagana ay leeyihiin ninkaas ma aqoonsanin marka hada shirka arimo farsamo ayaa u dhiman wixii waa la kala tuuray read it aloud aa hartey. Deni ayaa la wareegay oo PL ku qabanya 15ka.
waxaan kaloo ogahay in la dhisi doono madal qaran oo daadihisa doorashada kana dhigan hogaanka post february 8. sharciyad kale oo ka horeysa ma jirto.
in Xubnaha ay mucaaradka soo gudbiyeen gudiyada la isku khilaafsanyahay laga saaro.