inkstoo mooge shariciyadii ka dhacdey oo Mucaaradka iyo PL iyo JL aqoonsaneyn, beesha caalamka ayaa horboodaysa howsha hada socota si doorsho xor ah loo qabto for a peaceful transfer of power. waxay Amreen Mooge in shirka xalane ka dhoco laakin wuxuu yiri ok laalin for face safing gudiga farsamada ha ku kulmaan baydhabo. PL&JL waa diideen inay xubnahooda soo diraan ilaa shirka Xalane la iclaamiyo kadib meeshey rabaan haku kulmaan farsamada laakin hada farsamo maba loo baahno waqtigoodii waa dhamaadey maanta ay aheed waa in shirka toos u furmo farsamo la,aan. hadaba JL&PL howshoodii waa ka soo baxeen laakin waxaa gaabis ka jira dhanka Xamar oo u dhago nugul beesha caalamka(No violence)
hada waxay diyaariyeen ciidamo ilaaliya banaanbaxyo soconaya ilaa wardhiigley la wareegaan ayadoo beesha caalamka si hoose ciidamada iyo policeka ugu sheegtay inaysan wax plitically motivated ah galin amisomna waa dhexdgexaad. waxaan filaa in dhinaca Xamar oo gaabiska ka jiro in arintaan ay sii fududeyso dadajinta doorasho xor ah oon aheen tii booka(what we want is our free doorasho) koleey dawlad ma jirto laakin in ay dhaqso doorasho ku dhacdo ramadaanka ka hor waxaa ku jura Xasuloonida Xamar we cant let power vacuumka inuu sii dheeraado
Shirkii lagu baaqay bari baa ka hartey hadaan ilaa caawa beesha caalamka soo jeedin in lagu dhawaaqo.
Xamar leaders to Xalane: we run out of patience(Xamar Spring the last resort)
Moderator: Moderators
Re: Xamar leaders to Xalane: we run out of patience(Xamar Spring the last resort)
It's time for a Xamar Spring, the so called international community (the West) should no longer get involved in Somalia's affairs and just watch from the sidelines
The federal opposition (HAG led) and all state governments plus Banadir should come together and forcefully overthrow Mooge and they should suspend the current (provisional) constitution
The federal opposition (HAG led) and all state governments plus Banadir should come together and forcefully overthrow Mooge and they should suspend the current (provisional) constitution
Re: Xamar leaders to Xalane: we run out of patience(Xamar Spring the last resort)
National consultative council Golaha wadatashiga qaran waa madashii qaran ee post-feb8 leadership een sheegi jiray oo political vacuumka buuxinsya dalkana doorashada ku hogaaminaysa waxaa la sheegayaa in Rooble saxiixi doono maadama mooge la aqoonsanayn laakiin uu shirka ka qeyb galayo.
Ugu danbeyn PL iyo JL waa soo daayeen maanta xubnihii farsamada shaley ku ekeed halkaan ka fiiri
https://puntlandtimes.ca/2021/02/xog-vi ... agu-qoray/
Rooble maka duwan yahay Mooge dhanka sharciga? fikirkaan maalin dhaweyto ayaan ka daawadey yarkaan oo sheegay in Rooble yahay caretaker inta raysulwasaare kale ka badalayo. waxaan xusuusanaa Cabdu wali gaas oo ahaa caretaker under hassan Sheekh he even represented Somalia in the UN General assembly under him. waxaa jura qodob dastuuri ah oo cad u sheegaya in raysulwasaaraha xilka heynayo ilaa laga badalo hadama xeer mooge iska soo qorto its in the constitytion. Sidaan maalin dhaweeto sheegay beesha caalamka ayaa rooble doorbideysa maadama uu ka duwan yahay mooge sharici ahaan iyo deegaan ahaan. Rooble ayaa maanta dhagaxaantii ka qaadey mid ka mid ah isgoosyada Mooge difaac ka galay arintaas oo aad indhaha u soo jiidatey.
shariciyaqaankaan ayaa leh Rooble waa caretaker lamid maaha mooge 2:30 raysulwasaaraha waa cida kaliya ee xilkiisa sii heyn karta

Last edited by sahal80 on Sun Feb 14, 2021 11:04 am, edited 6 times in total.
Re: Xamar leaders to Xalane: we run out of patience(Xamar Spring the last resort)
There is always a spring when kenya loses 

- SultanOrder
- Posts: 21697
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Xamar leaders to Xalane: we run out of patience(Xamar Spring the last resort)
By admitting that "Xamar Spring" is the last resort, you also admit that the opposition to remove Farmaajo have completely failed!!!! Sahal you are a funny guy who has no problem contradicting themselves. One post you say Farmaajo is completely powerless and he is a regular citizen that will be replaced with an interim president or by the speaker and then the next post you are talking about how there is no way to remove Farmaajo except by massive protests. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 33 Replies
- 2691 Views
-
Last post by Murax
-
- 17 Replies
- 1263 Views
-
Last post by Nubis
-
- 12 Replies
- 1201 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 31 Replies
- 7658 Views
-
Last post by mudugawi
-
- 1 Replies
- 454 Views
-
Last post by musika man
-
- 61 Replies
- 10527 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 1614 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 13 Replies
- 2430 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 2 Replies
- 1158 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 0 Replies
- 373 Views
-
Last post by bashe19