Technical committee in baydhabo reached breakthrough
Posted: Tue Feb 16, 2021 1:02 pm
like i said before this technical committee/shirkaan gogol xaarka ah is the brainchild of beesha caalamka who offered logistical and technical support intii odayaasha tagilahaayeen mustawo hoosaa laga bilaabay.
Madoobe wuxuu helay Garbahaarey DC oo ciidan gooni u ah asaga ilaa 100 oo hoostaga JL waxaa magacaabidiisa laga tashanayaa odayaasha magaalada kadibna Madoobe magacaabo. barasaabka/ Gudoomiyaha gobolka ma maqlin.
Waqooyi 50/50 loo kala qaybsadey
gudiyada xubnihii askartii ayaa laga saarayaa