
Xamar dadkii waa ka baqayaan waxay leeyihiin covid baa jira halkaan u fiirso 20 ciyaal ah oo midka hadkaya iyi qaar kale ka soo jeedaan harmacad waxay imaadeen meel centerka xaafada nuur xawaad ee ka ag dhaw xerada haramcad dadka waa la yaaban yihiin qoryeeyna ku ilaalinayaan ciyaalka. waxaan la yaabanaa Xamar aweys baafoow iyo ciyaal darbijiif inay u soo hareen ma maanta ay haramcad shaatiyaal u soo galiyeen hadana la ilaalinayo

fiiri waardiyaasha hubeysan