Page 1 of 1

Xamarna dadka waa ka baqayaan baladweynana Haramcad baa ilaalineysa 20 ay soo kireesteen)

Posted: Tue Feb 23, 2021 10:24 pm
by sahal80
Naflacaari Mooges ayaa hada sheeganaya the Daraa(درعا) of Simalia aka Baladweyne magaalada loogu necebyahay wacay soo galiyeen misawiro bug ah oo ah kuwa ayaga lagu diiday :pac:

Xamar dadkii waa ka baqayaan waxay leeyihiin covid baa jira halkaan u fiirso 20 ciyaal ah oo midka hadkaya iyi qaar kale ka soo jeedaan harmacad waxay imaadeen meel centerka xaafada nuur xawaad ee ka ag dhaw xerada haramcad dadka waa la yaaban yihiin qoryeeyna ku ilaalinayaan ciyaalka. waxaan la yaabanaa Xamar aweys baafoow iyo ciyaal darbijiif inay u soo hareen ma maanta ay haramcad shaatiyaal u soo galiyeen hadana la ilaalinayo
:dead:
fiiri waardiyaasha hubeysan





Re: Xamarna dadka waa ka baqayaan baladweynana Haramcad baa ilaalineysa 20 ay soo kireesteen)

Posted: Tue Feb 23, 2021 10:42 pm
by sahal80
a city that sends its kids to kick you out of the international borders like their adeers did before


Re: Xamarna dadka waa ka baqayaan baladweynana Haramcad baa ilaalineysa 20 ay soo kireesteen)

Posted: Tue Feb 23, 2021 11:07 pm
by UgaaskaBarakaysan
reer beledweyn ma kala harin :)