shirkii shalay wuxuu ahaa shir HAG ah waliba Hiraab ah oo aysan ku jirin murashixiinta beelaha kale ka soo jeeda. Rooble waxaa gadaal ka riixaya Pro shirwac iyo Cabdi Qaybdiud to take the lead waxaa jira qorshe HG ah oo ah in hadii ay awooda aminga iyo ciidamada la wareegaan ay markaas madaxweynaha isku soo sharixi karaan marka waa inay hada jawiga ka faaideystaan iyo shuruudaha JL iyo PL iyo murashixiinta. waxaa la wadaa isku shaandheyn amni oo policeka HG ama qof ka ag dhaw sida bashiir goobe(madhibaan duduble la qaraabta) halka ciidanka daarood loo badalayo kadib policeka lagu wareejiyo doorashada marka laga reebo haramcad. this HGidirzation of security can work for murashixiinta HG like AAW iyo Guuleed and Hiraab in general. Odowaa waxaa lagaayaabaa in laga tuuro ciidanka he wasnt useful for Abgaals anyway.
Shirwac iyo Qaybdiid ayaa xoogaa jiho u yeelay Rooble oo ka soo ka xeeyay jihadii Qoorqoor ee Mooge ku dhisayay
Galgal badan kadib waxaan Ogaaday in mucaaradka ay Rooble u soo dhaweynayaan sidii Nuur Cade oo kale
waxaa ku tusinaysa in Rooble howsha la wareegay shirka soo socdo asaga ayaa casumi doona maamul gonoleedyada waxaana shalay soo dhaweeyay heshiiskii uu la galay musharixiinta PL iyo JL oo fahansan inay arinta aheed inter-HAG heshiis
hadaba mooge waxaa u soo harey bas inuu wax soo dhaweeyo oo uu daawade ka noqdo
aan ka war sugno hadii uu rooble casumo maamulgoboleedyada caawana wuxuu bulshada pro mucaaradka kula kulmay hotel Jaseera.
New Strong man of Mogadishu Nabadoon Rooble?